Somali President addresses the nation about war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has last night addressed the nation in a pre-recorded televised speech after he returned from Eritrea.
His 17-minute speech focused on the general situation in the country, especially the war against the Al-Shabaab waged by the army and the local fighters known as Ma'wisley.
The head of state said that the...
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah isagoo magacaabay Sii-hayaha Raktarka Jamacadda Ummadda oo noqonaya Dr Xasan Cismaan Gacal sida ku cad xeer Madaxweyne LR 144 .
Dhankiisa Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa faray xafiisyada Jamacadda in ay la shaqeeyaan Sii-hayaha Guddoomiyaha Jamacadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray waddooyin laga dhisay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed ee degmada Cabdicasiis.
Labadaan waddo ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisay Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya shacabka degan degmooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Qaar kamid ah ciidamadii ku maqnaa dalka Eritrea oo lagu soo celiyay dalka
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay qaar kamid ah ciidamada Soomaaliyeed ee muddada dheer tababarka ku qaadanayay dalka Eritrea.
Ciidamadan oo ka tirsan kuwa Badda ayaa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kadib markii ay soo dhameysteen tababarkii ay ku qaadanayeen dalkaas.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa warbaahinta Shabelle u sheegay in ciidamadu...
Al-Shabaab launches a dawn attack on army camp in central Somalia
MOGADISHU, Somalia - An attack that started with heavy explosions followed by a direct fight took place early on Sunday morning at a position of the army in the Barujed area between Guri'el and Elbur districts in the Galgaduud region.
The battle that took place in the Barujed area, which is approximately 60 km from the city of Guri'el, was...
Qatar and Somalia review cooperation in financial and economic fields
DOHA, Qatar - Minister of Finance of Qatar Ali bin Ahmed Al Kuwari met with Minister of Finance of the Federal Republic of Somalia Bihi Iman Egeh on Saturday.
The two ministers held the talks on the sidelines of the Annual Meetings of the Boards of Governors of the World Bank Group (WBG) and the International Monetary Fund (IMF) held...
US Embassy in Kenya issues terror attack alert
NAIROBI, Kenya - The US Embassy in Kenya has issued a terror alert in Nairobi, warning Americans to review their personal security plans.
In a statement published on its official website on Friday 13, 2023, the embassy said there are high risks of terrorism activities targeting areas frequented by foreigners and tourists in Nairobi and elsewhere in Kenya.
“Locations frequented by US citizens...
Mareykanka oo ka digay weeraro ay Al-Shabaab ka fulin karaan dalka Kenya
NAIROBI (SMN) - Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ayaa ka digtay weerar Al-Shabaab ka fuliso caasimada dalkaas.
Safaaradda waxay kula talisay muwaadiniinta Mareykanka in aysan tagin meelaha dadka isagu yimaadaan, sida maqaaxyada, goobaha cibaadada iyo dukaamada, maadaama ay jirto khatar iyaga ka dhan ah oo dhanka Al-Shabaab ka imaanaysa.
Muwaadin kasta oo Mareykan ah oo ku sugan Kenya ayaa loogu baaqay...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulamo ka wada Morocco + Ujeedka
MARRAKISH (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda, qeyb muhiim ahna kulahaa arrimaha deyn cafinta iyo dib-u-haneynta Maaliyadda Soomaaliya.
Shir-doceedyadan uu galay Wasiirka Maaliyadda ayaa...
DF Somalia oo loogu baaqay inay cadeyso mowqifkeeda dagaalka Israel & Falastiin
MUQDISHO (SMN) - Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka u dhexeeya Irsael iyo Falastiin, kadib wareysi uu siiyay warbaahinta Shabelle.
Sheekha ayaa sheegay in qadiyadda Falastiin ay tahay mid taabaneysa Muslimiinta, wuxuuna ku baaqay in loo muujiyo garab istaag, si ay uga guulaysato ciidanka Israel.
Sidoo kale waxa uu...











