Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo soo dhaweysay Duqa Muqdisho Muungaab
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta xarunteeda dhexe ku soo dhaweysay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo booqasho rasmi ah ku tagay hay’adda. Soo dhaweynta waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’adda, Mustafa Duhulow.
Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’adda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka wada-shaqeyneed ee u dhexeeya...
Duqa Muqdisho oo kormeer ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir kadib dib-u-dhis ballaaran
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, kadib markii dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay xarunta, isagoo warbixin ka dhageystay howlwadeennada kala geddisan ee Agaasinka.
Duqa Muqdisho ayaa uga mahadceliyay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan bulshada, wuxuuna hoosta ka xarriiqay in Maamulka...
Released rickshaw drivers allege pressure over remarks after detention
Mogadishu — Several rickshaw drivers recently freed from detention have spoken to local media about the conditions they faced in custody and messages they say were conveyed to them while behind bars.
Sacdiyo Moalim, a university graduate, turned to driving a Tuk-Tuk driver, told Shabelle TV that men claiming to represent officials from Hodan District visited her during her detention.
According...
Opposition leader Bobi Wine says he secretly fled Uganda after disputed vote
Kampala — Ugandan opposition leader Bobi Wine said he had secretly left Uganda to escape what he described as pressure and a manhunt by security forces following the country’s January 15 presidential election.
The vote was officially won by long-serving President Yoweri Museveni with 71.6 percent of ballots cast, according to final results. Wine, whose real name is Kyagulanyi Ssentamu,...
Maxkamad Mareykan ah oo hakisay joojinta TPS ee Soomaalida
New York – Maxkamad federaal ah oo ku taalla gobolka Massachusetts ayaa si ku meel gaar ah u hakisay qorshihii lagu joojin lahaa barnaamijka Temporary Protected Status oo ah xaalad sharci oo ku meel gaar ah oo ay bixiso dowlada mareykanka (TPS) ee loogu talagalay muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka.
Go’aankan ayaa waxaa soo saartay xaakimadda federaalka Allison...
Toddobo shaqaale caafimaad oo ku dhintay doontii rogmatay ee harada Tanganyika ee Tanzania
Tanzania - Ugu yaraan toddobo shaqaale caafimaad ah ayaa ku dhintay kadib markii doontii ay ku safrayeen ay ku rogmatay dabaylo xooggan oo ka dhacay harada Tanganyika ee dalka Tanzania, sida uu xaqiijiyay xafiiska madaxweynaha Samia Suluhu Hassan.
Kooxdan shaqaalaha ah ayaa ku safrayay harada si ay u gaarsiiyaan daryeel caafimaad tuulada Kagunga ee ku taal xuduudka Tanzania iyo Burundi,...
Maxkamadda Ciidamada oo ku xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa NISA
Muqdisho – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Afgooye, Shabeellada Hoose – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida (QS) ayaa ku xukuntay dil toogasho Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, kadib markii lagu helay mas’uuliyadda dilka Marxuum Fahxi Cabdullahi Cabdi oo ka dhacay 16-kii February 2026, sida uu shaaciyey Guddoomiyaha Maxkamadda, G/sare Xassan Cali Nuur Shuute.
Dhacdadan ayaa...
Roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka socda Kenya oo sababay dhimashada in ka badan 60 qof
Nairobi – Waaxda saadaasha hawada ee dalka Kenya ayaa ka digtay in roobab mahiigaan ah iyo fatahaado xooggan ay sii socon karaan, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay kor u dhaaftay 62 qof, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta.
Dalka ayaa galay wajigii hore ee xilli roobaadka dheer, waxaana dowladdu ka digtay suurtagalnimada khasaare iyo barakac kale oo ka dhasha roobabka socda.
Sida...
Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga oo Shabelle la hadlay
Muqdisho - Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga ayaa la hadlay Shabelle, iyagoo ka hadlay xaaladdii ay la kulmeen intii ay xabsiga ku jireen iyo fariimaha loo diray.
Mid ka mid ah bajaajleyda, Sacdiyo Bajaaj, ayaa sheegtay in intii ay xabsiga ku jirtay ay u yimaadeen rag sheegay inay ka socdaan guddoomiyaha degmada Hodan. Waxay sheegtay in...
Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda si qarsoodi ah uga baxay dalka
Kampala – Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, Bobi Wine (magaciisa dhabta ah Kyagulanyi Ssentamu), ayaa shaaciyay inuu si qarsoodi ah uga baxay dalka Uganda si uu uga badbaado cadaadis iyo baadi-goob la sheegay inay ku hayeen ciidamada ammaanka, kadib doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday 15-kii Janaayo.
Doorashadaas waxaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay madaxweynaha talada haya, Yoweri Museveni, oo helay 71.6%...











