Roobab mahiigaan ah iyo fatahaado ka socda Kenya oo sababay dhimashada in ka badan 60 qof
Nairobi – Waaxda saadaasha hawada ee dalka Kenya ayaa ka digtay in roobab mahiigaan ah iyo fatahaado xooggan ay sii socon karaan, iyadoo tirada dadka ku dhintay ay kor u dhaaftay 62 qof, sida ay shaaciyeen mas’uuliyiinta.
Dalka ayaa galay wajigii hore ee xilli roobaadka dheer, waxaana dowladdu ka digtay suurtagalnimada khasaare iyo barakac kale oo ka dhasha roobabka socda.
Sida...
Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga oo Shabelle la hadlay
Muqdisho - Qaar ka mid ah bajaajleyda laga soo daayay xabsiga ayaa la hadlay Shabelle, iyagoo ka hadlay xaaladdii ay la kulmeen intii ay xabsiga ku jireen iyo fariimaha loo diray.
Mid ka mid ah bajaajleyda, Sacdiyo Bajaaj, ayaa sheegtay in intii ay xabsiga ku jirtay ay u yimaadeen rag sheegay inay ka socdaan guddoomiyaha degmada Hodan. Waxay sheegtay in...
Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda si qarsoodi ah uga baxay dalka
Kampala – Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, Bobi Wine (magaciisa dhabta ah Kyagulanyi Ssentamu), ayaa shaaciyay inuu si qarsoodi ah uga baxay dalka Uganda si uu uga badbaado cadaadis iyo baadi-goob la sheegay inay ku hayeen ciidamada ammaanka, kadib doorashadii madaxtinimada ee dalkaas ka dhacday 15-kii Janaayo.
Doorashadaas waxaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay madaxweynaha talada haya, Yoweri Museveni, oo helay 71.6%...
Somalia, US state sign deal on cooperation in critical minerals sector
CHARLESTON, West Virginia — Somalia’s petroleum and mineral resources ministry has signed a memorandum of understanding with the US state of West Virginia aimed at strengthening cooperation in the exploration, production and processing of critical minerals, officials said.
The agreement is intended to establish a framework for boosting investment, technical knowledge exchange and the development of value chains in Somalia’s...
Somalia disaster agency, UN urge unity as drought worsens
MOGADISHU — Somalia’s disaster management authorities and senior United Nations officials have called for greater unity and funding to tackle worsening drought conditions after holding high-level talks in the capital, officials said.
The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Macalin Abdulle, met at the agency’s headquarters with James Swan and George Conway to discuss the humanitarian situation...
Guddoomiyaha SoDMA iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Abaarta
Muqdisho - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee Horumarinta iyo Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway.
Kulanka labada dhinac waxaa diiradda lagu...
Soomaaliya iyo Gobolka West Virginia Oo Saxiixay Heshiis Iskaashi Oo Ku Saabsan Macdanta Muhiimka Ah
Muqdisho - Wasaaradda Batrolka iyo kheyraadka Macdanta XFS iyo Gobolka West Virginia ee dalka Maraykanka ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham (MoU) oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada sahminta, soo saarista, farsamaynta iyo horumarinta macdanta muhiimka ah (Critical Minerals).
Heshiiskan ayaa ujeedkiisu yahay in la dhiso qaab iskaashi oo kor u qaada maalgashiga, is-weydaarsiga aqoonta farsamada, iyo horumarinta silsiladda qiimaha ee macdanta...
Somali defence minister hosts Qatari envoy for iftar, voices solidarity
MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi hosted the Qatari ambassador to Somalia at a ceremonial iftar dinner, reaffirming Mogadishu’s support for Doha following recent attacks inside the Gulf state, officials said.
During the meeting, Fiqi expressed the “full solidarity and support” of the Somali government and people with the leadership and citizens of Qatar in the wake of...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Casuumaad Afur-Sharafeed Ku Maamuusay Danjiraha Qatar
Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar u fadhiya Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi.
Intii uu socday kulanka, Wasiir Fiqi ayaa muujiyay garab-istaagga buuxa ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib weerarradii xadgudubka...
Somalia defence minister voices solidarity with Qatar after reported attacks
MOGADISHU — Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi has expressed strong solidarity with Qatar during a phone call with the Gulf state’s Deputy Prime Minister and Defence Minister Sheikh Saud bin Abdulrahman bin Hassan Al Thani, officials said.
According to a statement from the Somali government, Fiqi conveyed the full support of the Somali leadership and people following recent attacks...









