Landmine blast kills regional MP and city councilor in Somalia
EL GARAS, Somalia - A member of the Galmudug State assembly and a city councilor were killed in an explosion in central Somalia on Monday morning amid an SNA military operation against Al-Shabaab.
MP Mohamed Mohamud (Mohamed Yare), a member of the Galmudug Parliament, and Abdullahi Ibrahim, a member of the local council of Dhusamareb city, were killed in an IED...
Daawo: Golaha Shacabka oo la horgeeyay mooshin ku aadan xarigga Sheegow
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa dood ka yeeshay mooshin ku aadan xarigga Janaraal Sheegow Axmed Cali oo dhowaan lagu soo qabtay dagaal ka dhacay degmada Dharkenley.
Mooshinkan ayaa ku saabsan sidii uu cadaalad u heli lahaa Janaraalka, sida uu shaaciyay xildhibaan Maxamed Cumay Caymoy oo golaha u faah-faahiyay ujeedka mooshinkooda.
Sidoo...
Sawirro: Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose oo shalay khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab, kadib weerar ay ku soo qaadeen degmadaasi.
Taliyaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka xoogga ee Awdheegle ku sugan waxaana uu ku amaanay sida ay uga hortageen xubnaha Al-Shabaab.
Sidoo kale wuxuu kormeeray fariisimaha ciidamada Xoogga...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo hal arrin ku amaanay dowladda Qatar
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay mowqifka dowladda Qadar ay ku garab taagan tahay dalkiisa, isagoo caddeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay xasuusan doonaan dowladda Qadar.
Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka Qatar ee QNA ayuu Ra'iisul wasaaruhu ku sheegay in Qatar aysan waligeed ka caga jiidin fidinta gargaarka iyo taageerada dhammaan arrimaha heer...
Somali army dislodges Al-Shabaab from key village in Galmudug state
EL GARAS, Somalia - The SNA forces with the support of the local clan fighters have peacefully taken full control of the Elgaras area in the Galgaduud region on Monday.
The allied forces were reportedly moved into El-Garas which lies between Dhusamareb, Galmudug state capital, and Elbur town after the Al-Shabaab militants abandoned the area.
After the takeover, the officials said...
UNICEF decries increased deaths of children from landmines in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The UN Children's Fund, UNICEF, has expressed concern about increased deaths and serious injuries to children involved in landmine explosions which have claimed at least 30 lives since June in Somalia.
Nejmudin Kedir Bilal, acting UNICEF representative in Somalia, said several children have been victims in three separate incidents that involved discharges of unexploded ordnances in recent...
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay ka hortegto weerarada Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Siyaasiga Nuur Sheekh Cismaan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay kororka weerarada ay Al-Shabaab ku qaadaan saldhiyada ciidanka dowladda iyo kuwa deeganaka oo kordhayay maalmihii lasoo dhaafay.
Nuur Sheekh Cismaan ayaa sheegay in loo baahan yahay in la qaado tallaabooyin looga hortegayo weerarada Al-Shabaab, si uusan khasaare kale kale usoo gaarin ciidamada.
Waxa uu...
Laba xildhibaan oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Ceelgaras
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in goodhow qarax xoogan uu ka dhacay gudaha deegaanka Ceelgaras oo ay maanta uun la wareegeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu haleelay gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug.
Ilo wareedyo...
Somalia: Senior Al-Shabaab commander nabbed at Baidoa airport
BAIDOA (SMN) – The Southwest regional security forces nabbed a senior Al-Shabaab commander at Baidoa's Shaati Gaduud airport after a tip-off from the intelligence service.
Officials say Omar Mohamed Ismail alias "Nor" was trying to board a flight to Mogadishu at the time of his arrest. He was handed over to the relevant security agencies for questioning.
Nor during an interview...
Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre praises Qatar’s support
Doha, Qatar: Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H E Hamza Abdi Barre (pictured) praised the supporting position of the State of Qatar to his country in various circumstances, affirming that the Somali people will remember and appreciate Qatari positions.
In an interview with Qatar News Agency (QNA), Barre said Qatar has never been reluctant in extending aid...











