Al-Shabaab fires mortars at Somali army base as fighting intensifies
EL LA HELAY, Somalia - Al-Shabaab launched an artillery attack last night in El Lahelay area, one of the areas under the Dhusamareeb district, the capital of Galmudug state.
The group fired a number of mortars at the positions of the government forces and those of local clan fighters in El Lahelay area, but no casualties were reported from the...
The removal of al-Shabab from El Garas is significant to the war – minister
MOGADISHU, Somalia - Somali National Army (SNA) forces on Monday regained full control of the al-Shabab stronghold El Garas in the central state of Galgaduud, a government official said.
Abdirahman Yusuf Al-adala, deputy minister of information, culture and tourism, said Mohamed Mohamud Ahmed, a member of the Galmudug Parliament, and Abdullahi Ibrahim Shaiye, a member of the Dhusamareb Local Council,...
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday deegaan hoostaga gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanada Al-Shabaab weerar loo adeegsaday madaafiic ay ku qaadeen deegaanka Ceel-lahelay ee gobolkaasi.
Weerarka oo ah mid xoogan ayaa si weyn looga dareemay deegaankaasi oo dhawaan uun laga saaray xubnaha Al-Shabaab.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay madaafiicda aysan...
Wasiir Al-Cadaala oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Caddaala oo furimaha dagaalka kula hadlay Ciidanka ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin dhamaan mas’uuliyiinta, saraakiisha, ganacsatada , siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaanka.
Wasiir...
Ciidamada ku sugan degmada Awdheegle oo min labo darajo la dalacsiiyay
AWDHEEGLE (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibrahim Sheikh Muhudin ayaa booqasho dhiirigelin ah ugu tagay Ciidanka Xooga Dalka ee farriisinkoodu yahay Degmadda Awdheegele ee Gobolka Shabellaha hoose kuwaas oo maalmo kahor iska cabin ku sameeyay dagaalamayaasha Al-Shabaab oo soo weeraray.
Taliyaha ayaa min Labo Darajo Dalacsiiyey askarta ku sugan degmada Awdheegle isaga oo uga mahadceliyay sidii...
DF Soomaaliya oo gaadiid ku wareejisay Koonfur Galbeed iyo Jubbaland
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FS ayaa gawaari loogu talagalay baahinta adeegga talaalka ku wareejiyey wasaaradaha caafimaadka dowlad goboleedyada Jubaland iyo Koofur Galbeed.
Gawaaridan oo loogu talagalay in adeegga talaalka lagu gaarsiiyo tuulooyinka iyo magaalooyinka kala fog fog ayaa qeyb ka ah dadaalada wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ay ku xoojineyso sara u qaadista tayada...
Sawirro: Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Wasiirada Xanaanada Xoolaha, Hassan Hussein Mohamed (Eeley ) iyo Beeraha Axmed Madoone Nuunow ayaa Maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Wafdiga wasiirada ah waxaa Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ka soo dhaweeyey, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda KGS, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Sarakiisha Ciidanka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Labada wasiir iyo wafdigooda ayaaa inta ay...
Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay mashruuc muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa si wadajir ah u daahfuray maanta Mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID-19 Vaccination.
Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro heer Federaalka iyo heer dowlad goboleed, Xildhibaano Agaasimayaal, Xubna sare oo ka socday Hey'adaha Caalamiga ah...
Somali army chief pays a visit to town following Al-Shabaab attack
AWDHEEGLE, Somalia - General Ibrahim Sheikh Muhyadin, the Commander of the Somali National Army arrived in Awdheegle district, Lower Shabelle region on Monday.
His visit came hours after Al-Shabaab after an attack in the district that targeted a military base housing troops from the SNA's elite Gorgor brigade, trained by Turkey.
The commander met with the officers of the Armed...
Landmine blast kills regional MP and city councilor in Somalia
EL GARAS, Somalia - A member of the Galmudug State assembly and a city councilor were killed in an explosion in central Somalia on Monday morning amid an SNA military operation against Al-Shabaab.
MP Mohamed Mohamud (Mohamed Yare), a member of the Galmudug Parliament, and Abdullahi Ibrahim, a member of the local council of Dhusamareb city, were killed in an IED...











