Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre praises Qatar’s support

Doha, Qatar: Prime Minister of the Federal Republic of Somalia H E Hamza Abdi Barre (pictured) praised the supporting position of the State of Qatar to his country in various circumstances, affirming that the Somali people will remember and appreciate Qatari positions.   In an interview with Qatar News Agency (QNA), Barre said Qatar has never been reluctant in extending aid...

Ciidamada Koonfur Galbeed oo garoonka Baydhabo ku qabtay sarkaal Shabaab ah

BAYDHABO (SMN) - Taliska Nabad Sugidda Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.   Ninkan oo lagu magacaabo Cumar Maxamed Ismaacii, oo ku magac dheer (Nuur) ayaa doonayay inuu kasoo dhoofo garoonka Shaati Gaduud, waxaana qabtay ciidanka amniga. Waxa uu tilmaamay in markii hore uu ahaa Macallin dhiga Qur'aanka, balse markii dambe...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay baraha koontaroolada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu Wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xalay kormeer ku saabsan u kuur galida sugida Amniga Caasimadda ku tagay baraha Kontorol ee ku yaala Degmooyinka xiga qeybta Bari ee Magaalada Muqdisho.   Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u booqday...

Khaliif oo war kasoo saaray xaaladda maxaabiista ay ka qabteen Somaliland

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo haatan ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi, gaar ahaan nolosha maxaabiistii ay dhowaan gacanta kusoo dhigeen ciidanka SSC-Khaatumo.   Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in ay wanaagsan tahay xaaladda maxaabiista, isla-markaana si wanaagsan loola dhaqmay. Waxa uu sheegay inay yihiin dad ehel ah, Soomaali ah, hadana Islaam...

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo ka hadlay dagaalkii Awdheegle

AWDHEEGLE (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Maxamed Ibraahim Barre ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolkaasi.   Barre ayaa sheegay in laga hortegay weerar ay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada, sidoo kale lagu gaarsiiyay khasaare culus. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ku dhowaad 10 xubnood Al-Shabaab looga dilay dagaalka, sidoo kalena ay...

Axmed Madoobe oo qaabilay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed  Maxamed Islaam oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Faderaalka Soomaaliya.   Wasiiradan oo kala ahaa Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Axmed Madoobe Nuunow iyo Wasiirka Wasaaradda  Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumada Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed iyo xubno ka tirsan xafiiska Wasaaradahaas ayuu Madaxweynaha...

US military in Africa confirms civilians killed in Somalia airstrike

MOGADISHU, Somalia — An airstrike in a town in Somalia caused several casualties, including children, said residents and authorities, while three members of an al-Qaida-linked extremist group were killed.   The U.S. military in a statement Friday said, “Unfortunately, civilians were injured and killed” in the vicinity of a military operation by Somali forces in El-Lahelay village Wednesday. The U.S. said that...

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay duleedka magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeymo ka fullyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, taas oo lagu beegsaday Al-Shabaab.   Duqeynta oo ahayd mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhacday Bulacle oo u dhow magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo lagu garaacay gantaallo. Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkan...

Israel oo qorsheynaysa inay xiriir la yeelato Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Eli Koohen ayaa sheegay in maamulkiisa uu qorsheynayo inuu la yeesho xiriir cusub Soomaaliya, inkastoo mucaaradad kala kulmaya diidmo xoogan, sida ay sheegtay warbaahinta Hebruu.   Wasiirka waxa uu jecel yahay in heshiis lala galo Soomaaliya si uu codkeeda uga helaan marka laga codeynayo fagaarayaasha caalamiga ah oo xili hore u codeyn jiray qaraarada...

Israel eyes normalisation of ties with Somalia

TEL AVIV, Israel - Israeli Foreign Minister Eli Cohen plans to normalize relations with Somalia but faces opposition from the Israeli National Security Council, Hebrew media reported on Friday.   According to The Times of Israel, Head of the National Security Council Tzachi Hanegbi opposes ties with Somalia, pointing out that Israel does not have any interest in ties with one...

WARAR KALE

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...

Somali diaspora celebrates 2026 Heritage Week in Canada’s Alberta province

EDMONTON, Canada — Somalia’s ambassador to the United States and Canada, Dahir Hassan Abdi, joined former ministers, prominent figures and members of the Somali...