Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: ATMIS pledges support for SNA in fight against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia  - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has reaffirmed its commitment to supporting the ongoing Somali-led military offensive against Al Shabaab militants to ensure peace and security in Somalia ahead of its exit in December 2024.    “Our goal, as ATMIS and all stakeholders in this mission, is to see a more secure, stable, and prosperous Somalia...

Somaliland Condemns the Treatment of its Prisoners of War In Las’anod

HARGEISA, Somalia - Somaliland strongly condemns the reports and images circulating online of the inhumane treatment of Somaliland soldiers who were captured on Friday, August 25th.   In the past days, there have been countless Images and videos circulating on different online platforms depicting Somaliland soldiers being brutally tortured, and murdered, and images of the desecration of the deceased. "We want to...

Taliyaha Xoogga dalka oo min hal darajo dalacsiiyay ciidanka ku sugan furinta hore

AADAN YABAAL (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo weli ku sugan aagga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa qaaday talllaabo lagu dhiiragelinayo ciidamada ku sugan halkaasi.   Taliyaha ayaa min hal darajo ku abaal-mariyay dhammaan ciidamada jooga deegaanka Daarul-Nicma ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay muddo ka difaacayeen Al-Shabaab. Janaraal Ibraahim Sheekh...

Somali cabinet discusses security amid stepped up war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The epic weekly meeting of the Council of Ministers of the Government of the Federal Republic of Somalia focused on security and deal with Ethiopia.   The agreement enforced by the cabinet touches on cooperation in foreign affairs, health, education, information, tourism, and other issues of mutual interest, according to the OPM. The Prime Minister of Somalia HE Hamsa...

Afar Injineer oo loo soo xiray dhismihii ku soo dumay Suuqa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa qaaday tallaabo deg-deg ah oo ku aadan dhacdadii xalay ka dhacday Suuqa Bakaaraha, taas oo ka dhalatay dabaqyo soo dumay.   Afhayeenka gobolka Saalax Carab ayaa sheegay in Duqa Muqdisho uu goobta tegay, isla-markaana uu qiimeeyay xaaladda iyo sida ay wax dhaceen. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in falkan loo soo xiray afar Ijineer oo...

Sawirro: Wasiir Fiqi oo booqasho ugu tegay ciidamada ku sugan Xarardheere

XARARDHEERE (SMN) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo socdaal shaqo kujooga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa booqday taliska Gorgor ee ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed isaga oo gaarsiiyay farriimo kala duwan.   Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ciidamada gaarsiiyay farriimo uu ka siday hoggaanka dalka gaar ahaan madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud, waxaa...

Maxaa ka soo baxay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada XFS + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadley amniga guud ee dalka, iyada oo lagu meel-mariyey Heshiisyo is afgarad oo ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.   Heshiisyadan ay wada gaareen labada dowladood ee uu goluhu meelmariyey, ayaa la xiriira arrimaha dibedda,...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo booqday dhismihii kusoo dumay Howlwadaag

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howl Wadaag ee la xariirta dhisma ka kooban dhowr Dabaq oo soo dumay kaas oo ay ku geeriyoodeen inta la xaqiijiyay Hooyo iyo caruurteeda.   Guddoomiye Madaale ayaa warbixin la xariirta dhacdadaan ka wareestay kooxda gurmadka deg dega ah, maamulka...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo kormeer ku tegay degmada Cadale + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku  sugan Degmada Qadiimiga ah ee Cadale.   Kormeerka ayaa daaranaa, u kuurgelida hanaanka shaqo, Badqabka iyo  Dhiirigalinta Ciidanka. Ciidanka Daraawiishta Boliisku ayaa qeyb ka ah, Difaaca Waaxaha Qaranka, waxeyna waajibaadka difaaca la wadaagaan Ciidanka Xoogga...

Somali army chief calls SNA’s retreat from areas in Galmudug a ‘war strategy’

MOGADISHU, Somalia - The commander of the Somali National Army, General Ibrahim Sheikh Muhuddin, broke the silence over the SNA's recent unexpected retreat from newly captured areas in Galmudug state.   Muhuddin speaking along with Prime Minister Hamza Abdi Barre during a troop visit in Adan Yabaal said that the government forces withdrew from five key villages as a tactic of...

WARAR KALE

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dekedda Seattle

MUQDISHO - Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa booqasho ku tagay dekedda weyn ee magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, kadib...

Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno ka tirsanaa...

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha...