Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali president Farmajo throws his weight behind war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The former president of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, has expressed his full support for the national army in the fight against Al-Shabaab.   Farmajo praised the gains of the army in the war, calling on the people to stand by the efforts of re-liberating and bringing peace to Somalia which has been in conflict for more than 30 years. The...

Refunds for Kenya troops in Somalia up 93pc to $48m

NAIROBI, Kenya - Kenya received Ksh6.98 billion ($48.04 million) in reimbursement for its troops fighting Al Shabaab militia in Somalia in the financial year that ended June, which translates to a 93 percent jump ahead of full withdrawal from the peacekeeping mission in under two years.   The refunds from the African Union Transition Mission in Somalia (Atmis), formerly the African...

Somalia and Djibouti rally behind Djibouti’s Diplomat for key ATMIS role

MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), formerly AMISOM, is in the midst of deciding its next deputy leader. This development within the commission, led by Moussa Faki Mahamat, has caught many eyes.   The position went vacant in late 2022 after the departure of South Africa's interim officer, Fiona Lortan. Since then, both Somalia and Djibouti...

Three killed in a tragic building collapse in Somali capital

MOGADISHU, Somalia - Shoch after a Somali mother and two girls died after the collapse of an eight-story building collapsed on their home in Howlwadaag district of Mogadishu.   The new building collapsed on top of another four-story building, and as a result, three family members lost their lives, according to the emergency teams from the local Government. The officials of the...

Muxuu ra’iisul wasaare Rooble ka yiri dagaalka lagula jiro Al-Shabaab?

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.   Rooble ayaa codaday in la taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, isaga oo dhinaca kale ka digay 'in la siyaasadeeyo' dagaalkan. "Waxaan markale adkaynayaa in xilligaan adag aan muujino midnimo si aan Cadawga uga adkaano....

Taliyaha Xoogga dalka oo ka hadlay deegaanadii ay kasoo baxeen ciidamada

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Ibraahim Sheekh Muxuyidiin oo haatan ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   Taliyaha ayaa markii ugu horreysay soo hadal qaaday dib u gurashada ay saameeyeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo kasoo baxay deegaano dhowr ah. Janaraal Ibraahim Sheekh...

Daawo: Hooyo iyo Carruurteeda oo dhintay dhisme kusoo dumay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dhisme Dabaq ah oo ku yaala Suuqa Bakaaraha ee Degmadda Howl-wadaag ayaa xalay dumay, iyadA oo ay ku dhinteen Hooyo iyo Gabar ay dhashay.   Dhismaha soo dumay oo dabaq ahaa ayaa la sheegay in uu sii dumiyay guri Filo ah oo hoostiisa ku yaalla halkaasna ay ku dhinteen gabadha iyo hooyadeed, ayna ku dhaawacmeen xubno kale oo...

Farmaajo oo war xasaasi ah ka soo saaray dagaal ka dhanka ah Al-Shabaab

ANKARA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war xasaasi ah ka saaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.   Farmaajo ayaa dowladda federaalka ku boggaadiyay howlgallada xoreynta ee ka socda gobollada dalka, isaga oo hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen ciidamada huwanta. Sidoo kal waxa uu ku baaqay in laga wada qayb-qaato halganka haatan socda,...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka Al-Shabaab

AADAN YABAAL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga badan u soo daatay ee dalka looga sifeynayo cadowga Khawaarijta ah.   “Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali karo...

The President of Galmudug reaches frontline areas near Elbur district

ELBUR, Somalia - The president of Galmudug state, Mr. Ahmed Abdi Kariye Qorqor, accompanied by the Minister of Defense, Mr. Abdulkadir Mohamed Noor, to areas in Galgaduud region where the country's armed forces recently freed Al-Shabaab with the assistance of local troops.   The locations visited by President Qoor Qoor and the Minister of Defense are mostly those where troops have...

WARAR KALE

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo Booqasho Shaqo ku Tagay Dekedda Seattle

MUQDISHO - Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa booqasho ku tagay dekedda weyn ee magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, kadib...

Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose oo lagu beegsaday xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

NISA oo sheegtay in howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno ka tirsanaa...

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha...