Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxkamadda gobolka oo u fariisatay dacwaddda saraakiil loo haysto musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageeysiga Dacwad loo heysto Saraakiil ka Tirsan Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda,oo ku Eedaysan Musuq maasuq.   Xeer ilaalinta iyo qareenada u doodayo eedaysanayaasha ayaa soo bandhiga caddeeymo lid ku ah eedaysanayaasha,halka qareenada dhankooda oo Maxkamadda ka hor hadlay ay shegeen in eedaysanayaasha damiyadaa lagu soo eedayay  aysan galin. Abuukaate Maxamed Xasan...

Ex-president calls for investigation into deadly army base attack

MOGADISHU, Somalia - The former president of Somalia, Sharif Sheikh Ahmed alarmed by the the deaths of soldiers and officers in Saturday's attack by Al-Shabaab in Galmudug.   The 8th president of the country called for an independent investigation into how Al-Shabaab managed to carry out the deadly attack in Cowswayne, 20Km away from Elbur. Elbur, which was a main Al-Shabaab bastion...

Al-Shabaab militants killed in latest military operations in Somalia

TEHRAN, Aug. 27 (MNA) – The government of Somalia announced that 13 members of the al-Shabaab terrorist group were killed in the south of the country during the military operation of the Somali army.   The Somali National News Agency reported that the country's army, in cooperation with international partners, carried out a military operation in the Juba area. During the operation,...

Sheekh Shariif oo dalbaday in baaris lagu sameeyo weerarkii Cowswayne

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray, wuxuu uga hadlay weerarkii xooganaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Cowswayne ee gobolka Galgaduud, kaas oo lagu dilay askar badan.   Sheekh Shariif ayaa ugu horreyn tacsi u diray ehellada askarta lagu laayay weerarkaasi, isaga oo ku dhaawac ah...

Xaggee ayey marayaan dadaallada Soomaaliya ee ku biirista Ururka EAC?

MUQDISHO (SMN) - Cabdisalaan Hadliye Cumar Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Bulshada Bariga Afrika oo saxaafadda uga warbixiyay shirka wada xaajoodka farsamo ee ku biiritaanka Soomaaliya Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika,  isla markaana ay la leeyihiin wafdiga ka socda Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika oo maalmahan shirar uga socdo magaalada Nairobi ee...

Somaliland leader vows revenge on SSC after loss of key military base

HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi, spoke today about the fighting that took place yesterday in the Sool region, especially in the Goojacade camp.   Muse Bihi said that his troops would take revenge for the losses inflicted by the SSC-Khatumo. Bihi was a meeting with the Wadani party and Somaliland army officials. "Yesterday, we suffered our biggest...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Sharciga Ilaalinta Maaraynta Deegaanka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa:-   1- Akhrinta saddexaad ee Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Maaraynta Deegaanka 2- Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS. Ugu horrayn, waxaa la gudagalay ansixinta...

Trade unions lauds enactment of Environmental Management Bill in Somalia

MOGADISHU - Somalia's apex labour body; the Federation of Somali Trade Unions has lauded parliament for enacting the historical Environmental Management Bill, following a long legislative journey, that triggered consultations among stakeholders.   The passage of the Bill, the organization said, signifies a notable advancement towards the creation of a sustainable and equitable future for Somalia. Members of both the...

Somali leaders gather in central town for national dialogue

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh opened a national consultation meeting in Dhusamareb, which coincides with the military's success in the war against Al-Shabaab.   The conference is attended by the leaders of Jubaland, Southwest, HirShabelle, and Galmudug. Also, Prime Minister Hamza Abdi Barre and the mayor of Mogadishu are present. The presidency said that the talks will focus on security, the...

Shir DF iyo dowlad goboleedyada uga furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka.   Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shirkan kaga arrinasanaya xaaladda amniga dalka, dhameystirka howlgalada dib u xoreynta, xasilinta deegaanada laga saaray Al-Shabaab iyo gaarsiinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada. Shirka waxaa ka soo...

WARAR KALE

Turkey’s new Somalia spaceport doubles as missile range, threatening Israel

MOGADISHO - The facility is only designed to accommodate systems with a range of up to 2,000 km., placing Israel outside of reach; Somaliland,...

Israa’iil oo Walaac Ka Muujisay Mashruuc uu Turkiga Ka Wado Soomaaliya

MUQDISHO - Dekedda hawada sare ee cusub ee Turkiga oo labanlaab ah ayaa la sheegay in ay sidoo kale noqon karto goob gantaallo, taasoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub...