Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

International partners call for unconditional ceasefire in LasAnod

MOGADISHU, Somalia - The International partners issued a joint statement on Sunday to strongly condemn the escalation of conflict in Laascaanood, including reports of fighting spreading outside the town.   "We urge all sides to agree to an immediate and unconditional ceasefire. We call for an end to the mobilization of fighters and to the provision of supplies and armaments," they...

Wafdi ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo yimid Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ku-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Maxamed Maxamuud Caddow ayaa ku soo dhaweeyey Xarumaha ay booqdeen wafdiga uu hoggaaminayey Agaasimaha Gurmadka deg degga ah ee Xafiis Goboleedka Hay’adda Caafimaadka Adduunk (WHO) Dr. Richard Brenann iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Aduunka xafiiska Soomaaliya.   Wafdiga ayaa u...

Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Diblomaasiyiinta matalaya waddamada iyo ururrada caawiya Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada, sida lagu sheegay war saxaafadeed ay soo saareen maanta.   Saaxiibada caalamka ayaa sheegay inay ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay ku heshiiyaan xabbad joojin degdeg ah oo...

Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka

DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyay dowladda dhexe, dowlad goboleedyada marka laga reebo Puntland iyo gobolka Banaadir.   Shirkan ayaa waxaa guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale ka qayb-galay Ra’iisul wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre, madaxda maamul...

Ciidanka ATMIS oo duqeyn la eegtay dad isku qoys ah oo ku sugan Awdheegle

AWDHEEGLE (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya madaaafic ay xalay ciidamada ATMIS ku garaaceen degamada Awdheegle gobolka Shabeelaha Hoose.   Madaafiicda oo tiradooda lagu sheegay illaa 4 ayaa waxa ay ku dhaceen xaafado ka tirsan gudaha degmadaasi, waxaana ay waxyeello ka soo gaartay dad isku qoys ah. Shan ruux oo ay ku jiraan wiil iyo aabihiis iyo saddex carrruur...

Shirka Wadatashiga oo galay maalintii labaad iyo Wararkii ugu dambeeyay

DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa maalintii labaad ka socda shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo shalay ka furmay gudaha magaaladaaasi.   Shirkan ayaa waxaa guddoominayo madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale ka qayb-galaya Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul...

US military carries out airstrike in Somalia, targeting Al-Shabaab

KISMAYO, Somalia - At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted a collective self-defense airstrike against al Shabaab terrorists in the vicinity of Seiera, Somalia, approximately 45 kilometers northwest of Kismayo.   The collective self-defense airstrike was conducted in the early morning hours of Aug. 26, in support of Somali National Army forces who were engaged...

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

KISMAAYO (SMN) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ka soo saaray duqeyn uu ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.   Taliska AFRICOM ayaa sheegay in gelinkii hore ee Sabtidi iyaga oo kaashanaya ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay duqeyn ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Seera oo qiyaastii illaa 45 KM dhanka woqooyi galbeed uga beegan...

Qatar Charity opens health centre to benefit 20,000 people in Somalia

MOGADISHU, Somalia - Qatar Charity inaugurated a health centre within the Madina Hospital in Banaadir, a region in Somalia. The inaugural ceremony of the health centre was attended by several dignitaries from the Somali government, led by the Somali minister of health, as well as members of the Qatari embassy in Mogadishu. The health centre is expected to benefit...

Sawirro: Hay’adda SoDMA oo la wareegtay daawooyin iyo qalab caafimaad

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha waaxda caafimaadka ee Hay’adda Maareeynta Muusiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Dr Abdullahi Muse Ahmed ayaa maanta ka guddoomay qaar kamid Hay’adaha deeqaha bixiya, deeq agab caafimaad oo ka kooban dawooyin iyo qalab caafimaad.   Daawada iyo agabka ayaa waxaa loogu talagalay in lagu howlgaliyo adeegyada caafimaadka aasaasiga ah ee degaannadii dhawaan laga xoreeyay Al-Shabaab. Deeqdan ayaan la filayaa...

WARAR KALE

Turkey’s new Somalia spaceport doubles as missile range, threatening Israel

MOGADISHO - The facility is only designed to accommodate systems with a range of up to 2,000 km., placing Israel outside of reach; Somaliland,...

Israa’iil oo Walaac Ka Muujisay Mashruuc uu Turkiga Ka Wado Soomaaliya

MUQDISHO - Dekedda hawada sare ee cusub ee Turkiga oo labanlaab ah ayaa la sheegay in ay sidoo kale noqon karto goob gantaallo, taasoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub...