Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland oo lagu xiray Mandheera

MANDHEERA (SMN) - Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay xabsiga dhigtay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Gurxan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubbaland, kadib markii lagu qabtay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bare ee dalkaasi.   Xildhibaankan oo safrayay ayaa Isniintii lagu qabtay goob laga raaco basaska oo ku taalla Mandheera, waxaana kadib lagu xiray saldhigga magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaan Gurxan...

Al-Shabaab oo la sheegay inay hubeeyeen shacabka degmada Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Galmudug, gaar ahaan Ceelbuur ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaas oo ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeyso dowladda iyo Al-Shabaab.   Xaad oo wareysi siiyay Idaacadsa Shabelle ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada huwanta ay kusii jeedaaan Ceelbuur, isla-markaana ujeedka uu yahay in la...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi

GAROOWE (SMN) -:Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 15-ka Agoosto 2023 kuna saabsan Magacaabida Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee PEC.   Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 113-aad farqadiisa 1-aad xarafka (t) Markuu arkay: Aqootooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo. Markuu arkay: Baahida loo qabo dhismaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC) Markuu La-tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Wuxuu xeeriyey: ...

Somalia: Galmudug declares a state of emergency to fight Al-Shabaab

DHUSAMAREB, Somalia - As Galmudug State is in the final stage of ending the war against Al-Shabaab, its president announced a state of emergency on Monday night.   President Ahmed Abdi Kariye Qorqor, speaking at the celebration of the 17th anniversary of the establishment of the Galmudug, said the ministers and other officials will take up arms and join the fight...

Maxaamuud Macalin oo qaabilay Madaxa Haya’adda Bisha Cas ee Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Maxmaud Macallin ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey ee Dalka Soomaaliya u qaabilsan Mudane Niyazi kalaycı.   Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga ayaa ka mid ah hay’adaha caawimadda kala duwan ka fidiyo dalka Soomaaliya taas oo uu ku amaanay Gudoomiye Maxamud kagana mahadceliyay daddaalka...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ahmed Juma Al-Rumaithi.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa isla soo qaaday arrimo muhiim u ah horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay Dowladda Isutagga...

US airstrike kills five Al-Shabaab members in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - SNA with the help of the U.S. military in Africa AFRICOM carried out on Tuesday morning in an area under the Galcad district in the Galgaduud region.   As many as five Al-Shabaab fighters were killed in the joint operation, according to a statement from the Somali government. The raid also destroyed a militant hideout. "The operation that took...

Somalia: Turkish-trained Gogor elite forces target Al-Shabaab bases

GAL'AD, Somalia - In conjunction with clan militias, the national army has dislodged Al-Shabaab from swathes of central Somalia, marking a breakthrough in the 16-year war.   An official confirmed to Radio Shabelle that the Turkish-trained elite forces from the Gorgor brigade of the national army swept into key areas between Gal'ad and Towfiq towns. The operation has yielded territorial gains after...

Somali president assures Galmudug for the liberation of entire region

DHUSAMAREB, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud said that his government will carry out a military operation to retake the last areas in Galmudug from Al-Shabaab militants.   The imminent SNA operation, he said will start before the launch of the second phase of the offensive, in which frontline countries - Kenya, Djibouti, and Ethiopia will participate. Speaking last night at the...

Somaliland oo maanta xukun adag ku riday Wariye Bushaaro Baanday

HARGEYSA (SMN) - Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in maanta maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ay hal sano oo xabsi ah ku xukuntay Wariye Bushaaro Cali Baanday oo muddooyinkii dambe xirneyd.   Xukunka halka sano ah ee lagu riday Bushaaro Cali Baanday ayaa ah xarigga la iibsan karo. Hooyada dhashay oo warbaahinta la hadashay xukunka kadib ayaa muujisay, sida...

WARAR KALE

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...

Somalia’s intelligence agency arrests two suspects over illegal weapons

MOGADISHU, July 6 – Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) said on Monday it had arrested two men in the central Galgaduud region...