Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo wafdi u dirtay dalka Malaysiya + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre, oo ka duulaaya hirgalinta hannaanka Dowladnimada ee ku dhisan isla xisaabtanka iyo gaarsiinta muwaadiniinta Soomaaliyeed adeegga Dowliga ah.   Wafdiga oo ka kooban Agaasimayaal, La taliyayaal iyo howladeenno kala duwan oo ka kala socda wasaaradaha iyo hay’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ugu diray dalka Malaysiya si tababar aqooneed...

WHO ramps up response after cholera kills 30 in Somalia since January

MOGADISHU, Somalia - The World Health Organization (WHO) said Tuesday it has ramped up response interventions to save lives and prevent cholera transmission in Somalia after 30 people died of the disease since January.   The WHO said Somalia has had uninterrupted cholera transmission in 28 drought-affected districts since 2022 and in the Banadir region since the drought of 2017. "Since epidemiological...

Madaxweynaha HirShabelle iyo Shariif oo kormeeray dhismaha garoonka Cadale

CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo marayo.   Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhismaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale, waxaana shirkada gacanta ku haysa dhismaha garoonkaan diyaaradeed...

Somalia, US discuss stepping up fight against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre received the US Chargé d'Affaires, Mr. Shane Dixon at his office in Mogadishu on Tuesday, August 8.   Both sides discussed the paramount interest of the two countries, U.S. support for Somali military operations and community stabilization in the fight against al-Shabaab, according to the American mission. "The United States will...

R/wasaare Xamza oo Mareykanka kala hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Mudane Shane Dixon, oo ay isla soo qaadeen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Shabaab.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda Mareykanka uga mahadceliyey taageerada dhinacyada kala duwan leh...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wafdi ka socda Care International + Sawirro

GAROOWE (SMN) -Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamulkaas ku qaabilay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya Gary Mackuk iyo wafdi uu hoggaaminayo.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalayWasiirka Qorshaynta, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada iyo La-taliye Madaxweyne. Inta uu socday labada dhinac kulanka ayaa ka wada-hadlay dardargelinta Mashaariicda ay ka wada shaqeeyaan Dowladda...

Wararkii ugu dambeeyay kulamada Xasan Sheekh iyo gulufka ka dhanka ah Shabaab

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Glamudug, Mudane Cali Daahir Ciid oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka warbixiyay howlgallada la filayo inay dhawaan ka billowdaan gobollada dhexe iyo kulamada uu madaxweyne Xasan Sheekh ka wado gudaha magaalada caasimada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.   Ciid ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha uu sii joogi doono Dhuusamareeb, isla-markaana uu halkaas...

Ethiopia: Children killed in Somali region in suspected clan revenge

JIGJIGA, Ethiopia - At least 5 children were killed in Qorof village under Galladi District in Dollo Region of the Somali Regional state located east of Ethiopia, reports said.   The children were killed last night while sleeping in their Quran school after returning from a wedding party by unknown gunmen, who later fled from the scene before police arrived. It is...

Howlgal iyo duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan + Khasaaraha

BELEDWEYNE (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay maanta ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxibada Caalamiga ah ayaa  ay ka fuliyeen agagaarka degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.   Howlgalkan oo ay barbar socotay duqeyn xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga dhacay Garaash weyn oo ku yaal deegaanka Mukayle oo hoostaga degmadaasi,...

Somali, foreign forces avert would-be suicide Al-Shabaab car bombs in central region

MOGADISHU, Somalia - The SNA forces with the help of foreign troops carried out an operation early today in the Mukayle area under the Bulaburte district of the Hiran region.   The allied forces targeted an oversized garage in the area, where Al-Shabaab was preparing car bombs aimed at conducting a suicide attack against a key army position. "The National Army destroyed...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...