Faah-faahinta weerar qarax loo adeegsaday oo ka dhacay Jowhar
JOWHAR (SMN) - Faah-faahinno dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar qarax loo adeegsaday oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka HirShabelle.
Weerarka oo ay fuliyeen maleeshiyaad hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa waxa ay bam-gacmeed ku tuureen guri ku yaalla xaafadda Hanti-wadaag ee magaaladaasi, waxaana kasoo baxaya warar kal duwan.
Idaacadda Shabelle oo u kuurgashay...
Dowladda Soomaaliya oo 15 kun oo askari u diyaarisay dagaalka Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa haatan diyaarisay illaa 15 kun oo askari, sida uu shaaca ka qaaday wasiirka amniga gudaha Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).
Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadan la diyaariyay todobadii bilood ee la soo dhaafay.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay ka qyab qaadan doonaan wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka...
Shan carruur ah oo aano qabiil loogu dilay dowlad deegaanka Soomaalida
JIGJIGA (SMN) - Warar naga soo gaaraya dhulka zdowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xalay shan carruur ah aano qabiil loogu dilay deegaanka Qorof oo ka tirsan degmada Gallaadi.
Carruurtan ayaa waxaa weerar gaadmo ah ku dilay maleeshiyaad hubeysan oo kadib goobta isaga dhaqaaqay.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in xilliga la dilayay carruurta ay ka yimaadeen xaflad...
Degmada Wisil oo looga diyaar garoobay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
WISIL (SMN) - Afhayeenka maamulka degmada Wasil ee gobolka Mudug, Maxamed Cabdi Aadan oo u warramay Shabelle ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyada haatan ka socda gudaha degmadaas ee ku aadan dagaalka Al-Shabaab.
Afhayeenka ayaa shaaca ka qaaday inay u diyaar garoobeen duulaanka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda guud ahaan Galmudug, si Al-Shabaab looga xoreeyo maamulkaas.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)nayaa maanta hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Axmed Buule Gareed.
Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalaynta Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen.
Axmed Madoobe ayaa mas'uuliyiintan ka dhagaystay aragtiyadooda...
Somali parliament leadership receives a US official in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The speakers of the Federal Parliament of Somalia Sheikh Aden Madobe and Abdi Hashi met a US official in Mogadishu on Monday.
Hamse Warfa, a senior adviser to the State Department on civilian security, democracy, and human rights paid a courtesy visit to the two speakers at their offices in the capital.
The Somali-American official thanked...
Wasiirka Cadaaladda oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta markale kulan ku leh xaruntooda villa Hargeysa,waxana hortagay Golaha maanta Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Madane Xasan Macalin.kaa oo waxa laga weydiinayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka oo akhrinta 1-aad ay Golaha marsiinayaan.
Wasiirka Dastuurka iyo Cadaaladda ayaa Golaha Shacabka ka raali geliyey dib u dhaca kulankii Golaha ee...
Xamza Warfaa oo kulamo la qaatay guddoonka labada Aqal + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa.
Lataliye Warfaa oo Guddoomiyaha ugu yimid booqasho iyo salaan, ayaa sidoo kale iska xog waraystay xaaladda guud ee dalka iyo geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya, wuxuuna Guddoomiyuhu ku bogaadiyay Warfaa...
Hantidhowraha guud oo shaaciyay lacago ku maqan safaarado iyo laba shirkad
MUQDISHO (SMN) - Axmed Ciise Guutaale oo ah hantidhowraha guud ee qaranka ayaa soo saaray warbixin sanadeed uu sameeyay xafiiskiisa, taas oo taabatay hay'ado ka tirsan dowladda iyo shirkado shisheeye oo ka howlgala gudaha magaalada caasimadda Muqdisho.
Hantidhowraha ayaa warbixintiisa ku soo qaaday shirkaha Favori LCC iyo Albayrak oo maamula garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo dekedda weyn ee Muqdisho.
Waxa uu...
Somali president meets Galmudug elders on fight against Al-Shabaab
DHUSAMAREB, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who is in Dhusamareb last night held a meeting with the elders of Galmudug state.
The president asked the elders to play a role in the fight against the Al-Shabaab as SNA and clan fighters in the process of finalizing the first phase of the offensive began in 2022.
Hassan...












