Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxaa iska beddelay Dakhliga DF kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?

MUQDISHO (SMN) - Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal kadhan ah musuqa iyo boobka dakhliga ka soo gala ilaha kooban ee dakhliga dowladdu ka yimaado, ilahaas ayaa waxaa kamid ah garoonka diyaaraha ee Muqdisho oo bixiya adeegyo kaladuwan oo muhiim ah.   Dagaalka dowladdu kula jirto musuqa iyo xatooyada dadweyne ayaa ilaa xad wanaagsan waxa uu sameeyey isbeddel togan...

Laamaha ammmaanka dalka Kenya oo xiray Ajaaniib u socotay Al-Shabaab

GAARISA (SMN) - Sida ay ku warrantay mid kamida warbaahinta maxalliga ah ee Kenya laamaha amaanka dalka ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Mooyaale ay ku qabteen labo nin oo ajaaniib ah oo u socday in ku biiraan kooxda Al-Shabaab.   Labada nin ee gacanta lagu dhigay ayaa la sheegay in lagu kala magacaabo Cabdiraxmaan Shaffi Mkwatili oo 25 jir ah...

Two Tanzanians arrested in Garissa while headed for Somalia to join Al-Shabaab

NAIROBI, Kenya - Kenyan security agencies arrested two foreigners in Garissa while on their way to join the al-Shabaab terror group in Somalia.   Tanzanians Abdirahman Shaffi Mkwatili, 25 and Sadam Jafari Kitia, 30 were nabbed on Wednesday, July 12 in the possession of a notebook scribbled in Swahili that they were using to guide their movement from Tanzania to Jilib. According...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Axmed Madoobe?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyadoo Madaxweynahu uu warbixin la xiriirta howlgalada socda ka dhagaystay Sarakiisha Ciidamada.   Kulanka Waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga General Yusuf Osman iyo taliyayaasha Ciidamada iyo Hay’adaha amniga Jubaland iyo Ciidamada Xooga...

Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ku dagaalamay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay xalay xubno ka tirsan Al-Shabaab kusoo qaadeen bar-koontarool oo ku taalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ragga weerarka soo qaaday iyo ciidamada ammaanka ee ku sugnaa halkaasi. Ragga weerarka soo qaaday ayaa watay gaari Caasi...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kale la yeeshay madaxdii hore + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee shalay ku soo gaba-gaboobay Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa uga Mahadceliyey masuuliyiintan ka qeyb-galka Kulanka Wadatashiga iyo talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynuhu muujiyey sida uu mudnaanta u siinayo dhageysiga talooyinka iyo...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray meel u dhow xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, kaas oo inta badan jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.   Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu beegsaday maqaayad aan ka fogeyn wasaradda gaashaandhigga,...

Kenyan soldiers killed in fresh Al-Shabaab attacks

MANDERA, Kenya  - Al-Shabaab militants launched three simultaneous attacks targeting police and Kenya Defence Forces (KDF) bases in Mandera in the wee hours of Friday morning, this is according to a report by Citizen Digital.   The attackers managed to overpower police officers in Iresuki and inflicted significant damage on Safaricom communication tools that the officers were manning. The officers made phone calls...

Kenya oo askar looga dilay weerar ka dhacay magaalada Mandheera

NAIROBI (SMN) - Faah faahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar ay dagaal yahanada Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.   Weerarkan oo ka dhacay degaan lagu magacaabo Wargaduud ayaa sida la sheegay waxaa lagu dilay ugu yaraan 4 qof oo 3 ka mid ah...

Marka deputy DC killed in Mogadishu suicide bombing – police

MOGADISHU, Somalia - Mogadishu was hit by an explosion in the Hodan district on Friday, July 14, the latest in a series of attacks in Somalia by Al-Shabaab militants.   The suicide blast occurred near the Ministry of Defense and targeted the deputy commissioner of Marka district on finance, Abdi Ahmed Yusuf, according to the police. At least five people were...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...