At least 18 Al-Shabaab members killed in Danab force operation
MOGADISHU, Somalia - The Danab commandos carried out operations against Al-Shabaab in the villages between the Gal'ad district and the Bud-bud of Galgudud region.
Officials of the military forces who spoke to the state media said that they have inflicted a great loss on the al-Shabaab group during the massive crackdown in the remote villages.
In the operations, the US-trained...
Daawo: Nin gowracay wiil uu abti u yahay, dhaawacna u geystay gabar la dhalatay
NAIROBI (SMN) - Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dhacdo naxtin & la yaab-leh oo ka dhacday xerada Xagardheer oo ka mid ah xeryaha qaootiga Dhadhaab ee Kenya.
Dhacdadan ayaa timid, kadib markii nin lagu magacaabo, Cabduqaadir Cabdullaahi uu gowracay wiil uu abti u ahaa oo jiray 1 sanno, sidoo kalena uu dhaawacay walaashiis.
Arrintan ayaa xanuun ku reebtay dadka deegaanka...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dishay 18 ka tirsanaa Al-Shabaab
GALCAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Danab ka sameeyeen gobolka Galgaduud.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, isla-markaana lagu burburiyayu kayd ay hub ah, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.
"Howlgalka ayaa khasaare xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta waxaana lagu burburiyay goobo Cadowga keyd u ahaa oo...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay gudoomiyeyaashii hore ee BF + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulanka casho sharafta ah waxaa lagu casuumay, Mudane Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Mas'uuliyiintan ayaa waxay iska xog-wareysteen xaalada dalka gaar...
DF Soomaaliya oo soo saartay amar ka dhan ah gaadiidka Taargo la’aanta ah
MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Bashiir Macalin Cali oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa amar culus kasoo saaray gaadiidka taargo la'aanta ah ee lagu arko magaalada Muqdisho.
Bashiir ayaa sheegay in gaadiidkaas ay buuxaan gudaha caasimadda, isla-markaana ay halis ku yihiin amniga gobolka Banaadir.
Agaasimaha ayaa sidoo kale amray ciidanka Taraafikada inay beegsadaan...
UN envoy meets with Galmudug leader during her Dhusamareb trip
Dhusamareb – The top United Nations official for Somalia today visited Galmudug, where she met with its leadership to discuss topics including state-building, security, local democracy and the establishment of a UN office.
"We've had a really fruitful initial meeting and covered a lot of ground. We started discussing national issues and the various consultations that are going on regarding the...
Somalia holds conference on judicial reform in Mogadishu
MOGADISHU - Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama opened a meeting on the country's Justice reforms as the government tries to contain a wave of corruption.
The conference supported by the UN is aimed to improve the access of people to Justice and Independent Judiciary as part of the President Hassan Sheikh Government's plan.
The forum under the theme: Access...
Sawirro: Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo guddoomiyay kulan aan caadi aheyn
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee aan caadiga aheyn, ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ay yeeshaan.
Kulankan ayaa waxaa goob joog ahaa labada ku-xigeen iyo sidoo kale xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya
Sidoo kale kulanka Guddiga Joogtada ayaa maanta looga hadlay heshiiskii...
R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qorshaha Xukuumadda #DanQaran.
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo tilmaamay muhiimadda ay shacabka Soomaaliyeed u leedahay inay helaan Caddaalad hufan oo la isku halayn...
Wasiirka difaaca Kenya oo sheegay inay ka hortagayaan weerarada Shabaab
NAIROBI (SMN) - Wasiirka wasaaradda difaaca dalka Kenya Aaden Barre Ducaale oo ku sugan deegaanada xuduuda gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegay in laamaha ammaanka Kenya ay ka feejiganyihiin weerarada Al-shabaab.
Aaden Barre Ducaale ayaa shaaca ka qaadaya in Al-shabaab ay sare u qaadeen weerarada ay ka fulinayaan deegaanada xadka Soomaaliya, sidaas darteedna ay kordhiyeen tirada ciidamada ilaalada...











