Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabay wasiiro cusub (Aqriso)
JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wareegto soo saaray ayaa sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis.
Madaxweynaha ayaa Mudane Xasan Cabdi Yuusuf u Magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta HirShabelle, Isagoo xilka ka qaaday wasiirkii xilkaas hayay oo lagu eedeeyay waxqabad la'aan.
Sidoo kale Ilyaas Yuusuf Ibaahin ayaa isna loo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada...
Dad beeraley ah oo qarax miino lagula eegtay gobolka Hiiraan + Khasaaraha
BUULO-BURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay uu gobolkaas ka dhacay qarax miino oo haleelay mooto ay la socdeen dad shacab ah, xilli ay marayeen duleedka degmada Buulo-Burde.
Qaraxa oo ahaa mid culus ayaa wuxuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Jicibow oo dhaca jinka wabiga, waxaana ku dhintay dad isku qoys...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro
BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda horumarinta Caalamiga ah ee Shiinaha (CIDCA) ee Madasha Wax-qabadka Caalamiga ah ee horumarinta wadaagga oo ka dhacay xarunta saaxiibtinimada ee magaalada Beijing.
Madasha CIDCA, oo ah madal la aasaasay ka dib wada-hadalladii heerka sare ee madaxweyne Xi...
Galmudug oo Al-Shabaab ku eedeysay dagaal beeleedyada ka socda Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Galmudug, Abshir Cabdi Shiiqow oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada haatan ka soo cusboonaaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dagaal beeleedyadan ay yihiin kuwa soo noq-noqday, isla-markaana saameyn ku yeeshay dadka deegaanka ee ku dhaqan gobolkaasi.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in...
Mareykanka oo faah-faahin ka bixiyay duqeymo uu ka fuliyay Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay taliska milatariga Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in kadib codsi uga yimid dowladda Soomaaliya ay saddex duqaymood oo is difaacid ah la beegsadeen Ururka Al-Shabaab.
Weeraradan dhanka cirka ah ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka degmada Afmadow, qiyaas ahaanna 105km dhinaca waqooyi ka xigta magaallo xeebeedka Kismaayo.
AFRICOM...
AU says troop withdrawal not to compromise stability in Somalia
Mogadishu, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said Friday the troop withdrawal will not affect security and stability in Somalia.
Mohamed El-Amine Souef, the special representative of the Chairperson of the AU Commission for Somalia and head of ATMIS, said the AU mission remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not...
Hay’adda SoDMA oo agab waxbarasho ku wareejisay Mu’asasada Imaamu Shaafici
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu'asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto.
Agabka xaruntaas hay’adda maareynta gaarsiisay waxaa kamid ah kuraas,miisas iyo agab xafiiseed waxaana guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle agabkaan uu ku wareejiyey maamulka sare ee Mu,asasadaas,iyaga...
Xildhibaanada BF Soomaaliya ku metala Puntland oo baaq culus soo saaray
GAROOWE (SMN) - Qaar ka mid ah xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metala Puntland ayaa war kasoo saaray xaaladda maamulkaasi.
Xildhibaanadan oo maalmihii dambe ku sugnaa caasimadda Garoowe ayaa ku baaqay in doorashada madaxtinimada Puntland xilligeeda lagu qabto.
Sidoo kale waxa ay ka digeen in haatan la furo dastuurka Puntland, si loogu sameeyo wax ka beddal.
Halkan hoose...
The former immediate Finance minster welcomes his sacking
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Finance Dr. Elmi Mohamud Noor has positively welcomed his sacking by Prime Minister Hamsa Abdi Barre on Saturday, July 8.
In a Facebook post, Noor said he was happy with the role he played in Somalia's debt relief plan, financial reform, and tax system during his tenure as the Minister of Finance.
"It was...
At least 40 Al-Shabaab fighters killed in raid near Afmadow – ministry
MOGADISHU, Somalia -The federal government of Somalia reported an operation in Welmarow, 40 km away from Afmadow in the Lower Juba region, targeting Al-Shabaab.
The SNA in cooperation with foreign forces swept into an area housing Al-Shabaab meeting near Afmadow, which falls under the Jubaland state of Somalia, according to a statement.
"A planned operation carried out by the Somali...












