Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay howlgallo ka dhacay duleedka Afmadow

AFMADOW (SMN) - Dowladda federaalka Somaaliya, gaar ahaan wasaaradda warfaafinta ayaa ka warbixisay howlgallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.   Qoraalkan ayaa lagu sheegay in saddex howlgal oo ka dhacay duleedka degmada Afmadow lagu dilay illaa 40 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab. "Howlgalka oo dhacay saddex jeer oo kala duwan waxaa lagu beegsaday goob ay...

Somali PM carried out first cabinet reshuffle of his premiership

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamsa Abdi Barre has reshuffled his cabinet following a dispute over the suspension of senior officials at the finance ministry.   Bihi Iman Cige, who was the Minister of Labor and Social Affairs, was appointed as the Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, replacing Dr. Ilmi Mohamud Nur. The PM also appointed Dr....

Maydka wiil dhalinyaro ah oo laga helay balli ku yaal degmada Galdogob

GALDOGOB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya Mudug ayaa sheegaya in maanta maydka wiil dhalinyaro ah laga helay balliga Laasaha oo ku yaal degmada Galdogob ee gobolkaasi.   Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Shuceyb Daahir Jaamac, kaas oo ay da’diisu aheyd 16 sano jir, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka. Ehellada marxuumka ayaa maalmihii dambe raadinayay wiilkooda, balse...

Muxuu Wasiir Cilmi Maxamuud ka yiri xilka qaadistii lagu sameeyay?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xilka qaadistii xalay lagu sameeyay.   Cilmi ayaa sheegay in sharaf u aheyd inuu noqdo wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, isaga oo shaaciyay inuu wax ka qabtay dib u habeynta maaliyadda. Sidoo kale waxa uu tilmaamay inuu soo dhaweynayo wasiirka cusub ee...

Mas’uul ka tirsanaa Somaliland iyo ciidamo uu watay oo ku biiray SSC

LAASCAANOOD (SMN) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Sool, Cabdiqani Jiidhe ayaa ku dhawaaqay inuu gebi ahaan uu isaga baxay Somaliland, sababo la xiriira dagaalka weli ka socda magaalada Laascaanood.   Cabdiqani oo wata ciidamo fara badan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay duleedka magaalada, halkaas oo uu kula hadlay warbaahinta, wuxuuna cafis weydiistay guud ahaan dadka deegaanka ee SSC-Khaatuma. Sidoo kale waxa uu...

R/W Xamza oo magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah, Markii uu arkay qodobka 98aad farqadiisa 2-aad ee xarfaha A & B ee...

Madaxda SODMA iyo Bisha Cas Turkey oo ku kulmay Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi uu hugaaminaayey Agaasimaha Cusub ee Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya Niyazi kalaycı,waxaana kulankan qeyb ka ahaa Agaasimihii hore Hassan celalettin iyo Masuuliyiin katirsan Hay’adda Maareynta.   Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta xiriirka iyo wada shaqeynta labada hay’addood,Tababarida shaqalaha ka howgala...

Military official: Govt forces raid Al-Shabaab hideout in central Somalia

BELEDWEYNE, Somalia - Somali forces acting on intelligence raided a hideout of Al-Shabaab in the Hiran region, triggering an intense shootout, the country’s military said.   First Lieutenant Abdirashid Jelow, speaking to Radio Shabelle confirmed that fighter jets were involved in the offensive against Al-Shabaab in Beero-Yabal outside Bulo-Burde city. He added that the SNA with the help of Ma'wisley, a clan...

Agaasime cusub oo loo magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

MUQDISHO (SMN) -Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda federaalka ayaa maanta Agaasime KMG ah u magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya.   Wasiir Maxamed Cali Doodishe ayaa xilkan u magacaabay Mudane Axmed Siciid Maxamed oo ah wiil dhalinyaro ah. Sidoo kale hay'adaha dowladda ee ay quseyso magacaabistan ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan  Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Si kastaba, Tallaabadan...

R/W Xamza oo kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo sii wada kulamada la xisaabtanka Wasaaradaha, ayaa maanta su’aalo ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay iyo kuwa u qorsheysan wax ka weydiiyey Wasaaradda Korontada iyo Biyaha.   Wasiirka Wasaaradda Korontada iyo Biyaha Mudane Jaamac Takhal Cabbaas, iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa si faah-faahsan Ra’iisul Wasaaraha ugu soo...

WARAR KALE

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...

Somalia urges immediate end to clan clashes in Hiraan, warns against online incitement

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation on Saturday expressed deep concern over deadly clashes between rival clans in the Jalalaqsi district...