Farmajo honors heroes in wreath-laying at the Statue of SYL
The President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo, lauded the role of the Somali youth in the freedom, unity, and state-building of our country.
Farmajo has laid a wreath at the Statue of SYL in Mogadishu on Saturday as a cornerstone of the Somali people's struggle against colonialism.
The president congratulated Somali...
Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taallada SYL
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Halgamayaasha SYL oo bud-dhig u ah halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga.
Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May oo ku beegan 78 guuradii Aas-aaska Golihii Dhallinyarada...
Axmed Madoobe oo la kulmay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom
Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku yimid Jubaland.
Kulanka waxaa lagaga hadlay sidii la iskaga kaashan lahaa ladagaalanka Argagixisada iyo sidii maraykanku uu door muuqda uga qaadan lahaa in la wiiqo Argagixisada halista ku ah shacabka Soomaaliyeed.
FAO welcomes €8m donations from EU to control desert locust upsurge
The Director-General of the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO), Qu Dongyu, has welcomed an €8 million contribution from the European Union (EU) that will enable countries in the Horn of Africa to maintain a state of readiness in the face of a possible resurgence of Desert Locusts.
The European Commission...
Guelleh sworn in as Djibouti president
Djiboutian President Ismail Omar Guelleh has been sworn in as president for the fifth time after winning the presidential election in April 2021.
Guelleh's inauguration was attended by dignitaries including Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble, Somaliland President Muse Bihi Abdi, and Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed.
Rwanda PM Edouard Ngirente,...
Somali PM urges youth to enhance role in peace, reconstruction
Somali Prime Minister Mohamed Roble on Saturday urged the youth to take part in the reconstruction and democratization of the country.
In a statement issued in Mogadishu to mark the 78th anniversary of the Somali Youth Day, Roble called on the youth to build on the legacy of the Somali Youth League (SYL) that...
Tiro Gantaallo ah oo lagu weeraray Ciidamada Isra’iil
Ciidammada Difaaca Isra’iil ayaa sheegay in lal beegsaday seddex gantaal oo laga soo tuuray dhanka Suuriya kuwaas oo aanay sheegin qasaaraha ka dhashay.
Qoraal ay soo dhigeen barta Twitter-ka ayay ku sheegeen magalooyin ay ku sugnayeen Ciidamadadooda ay ku dhaceen tiro Gantaallo ah balse ay ka gaabsadeen in ay faafaahin ka bixiyaan.
Sawirro: Rooble oo ka qeyb-galay caleema saarka Ismaaciil Cumar Geelle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo doortay Maxaxweynaha dalkaas.
Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro ay kamid yihiin wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale iyo Xubno kale.
China’s new naval fleet embarks on an escort mission
The 38th escort fleet of the Chinese People's Liberation Army (PLA) Navy on Saturday left a military port in Zhoushan, east China's Zhejiang Province, for the Gulf of Aden and waters off Somali to escort civilian ships.
The fleet is composed of the guided-missile destroyer Nanjing, the missile frigate Yangzhou, and supply ship Gaoyouhu,...