Heavy fighting resumed outside LasAnod amid calls for De-Escalation
LAS ANOD, Somalia - Fighting erupted between the breakaway region of Somaliland forces and local clan militia battling for the control of the Sool, Sanaag and Cayn regions.
The separatists were shelling the city with mortars hitting residential areas, including the business buildings and homes. Somaliland authorities could not immediately be reached for comment on the alleged bombardment.
The SSC fighters...
Somalia’s new army chief takes charge of the SNA
MOGADISHU, Somalia - The commander of the army Gen. Ibrahim Sheikh Muhyadin Addow took over today from Gen. Odawaa Yusuf Rage, who held the position since 2019.
The takeover the SNA command took place on Saturday morning in Mgadishu during an event attended by the Minister of Defense Abdulkadir Mohamed Nor.
After that, the new SNA boss was briefed on...
AU calls for the lift of the 31year long arms embargo against Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef on Thursday briefed the UN Security Council and laid out the mission’s security plans to support Somalia during the transition period ahead of ATMIS exit in December 2024.
The briefing on the situation in Somalia took place during the 9356th meeting of the...
Sawirro: Taliyeyaasha cusub ee ciidanka Xoogga dalka oo xilalka la wareegay
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilalka u kala wareejiyey taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage.
Sidoo kale taliyihii hore ee ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa xilka ku wareejiyey taliyaha cusub Jeneraal Axmed Aadan Cali.
Taliyeyaasha xilalka wareejiyay ayaa...
UN: Around 40 missing in Italy migrant boat shipwreck
ROME: More than 40 people are missing after a migrant boat capsized off the Italian island of Lampedusa, the UN said.
The shipwreck took place on Thursday and at least one newborn baby is among those missing, said UNHCR representative to Italy Chiara Cardoletti.
The vessel left from Sfax in Tunisia and was carrying 46 migrants from Cameroon, Burkina Faso and...
Dagaal culus oo goordhow dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka qarxay duleedka Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada milatariga Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee SSC-Khaatumo.
Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu si gaar ah uga bariga magaalada, halkaas oo ay isku fara saareen labada dhinac, waxaana la...
40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha dalka Talyaaniga
ROME (SMN) - In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Musiibadan ayaa Khamiistii dhacday, waxaana ugu yaraan hal cunug oo dhawaan dhashay uu ka mid yahay dadka la la'yahay, sida uu sheegay wakiilka UNHCR ee Talyaaniga Chiara Cardoletti.
Markabkan oo ka soo...
Ciidamadii ugu badnaa oo ka soo baxay jiida hore ee dagaalka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa dadka deegaanka ay isaga soo baxeen jiida hore ee dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Ciidamadan oo wata gaadiidka dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay soo faarujiyeen difaacyadii ay ku jireen, isla-markaana ay gaareen duleedka magaalada Garoowe ee xarunta...
Kenya oo war kasoo saartay weerarada Al-Shabaab ee ku soo kordhaya dalkaasi
NAIROBI (SMN) - Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Anne Nigetichi ayaa hoos u dhigtay cabsida laga qabo in dib loo furo xuduuda Soomaaliya ay weeraro ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab.
Waxay sheegtay in weeraradii ugu dambeeyay ee loo adeegsaday Walxaha Qarxa aan lala xiriirin karin dib u furista baraha xudduudaha ee xirnaa in ka badan toban sano.
"Kororka weerarrada waa arrin walaac...
Border reopening not linked to Al-Shabaab IED attacks, ministry says
NAIROBI - Interior Principal Administrative Secretary Anne Ng’etich has downplayed fears that re-opening of Kenya, and Somalia border points have given rise to attacks by militants.
Ng’etich said recent attacks using Improvised Explosive Devices (IEDs) cannot be blamed on the reopening of border points that had been shut for over a decade.
“The increase in attacks is a matter of concern...








