Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim  ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib  martiqaad uu kaga qayb galay Munaasabadda Caleemasaarka dhiggiisa dalka YUganda Mudane yoweri Museveni. Madaxweynaha ayaa intii uu Kambaala ku sugnaa waxa uu kulammo muhiim ah la qaatay qaar...

Horn of Africa facing fresh food shortage

The Horn of Africa region is staring at food shortages after the delayed start of the long rains in some countries and below-average rainfall in others. The UN and the government of Somalia have jointly declared drought in the country after officials determined that 80 percent of Somalia had received little rainfall. Usually, much...

EU contribution of €8 million will strengthen gains in Desert Locust fight

The Director-General of the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO), QU Dongyu, has welcomed an €8 million contribution from the European Union (EU) that will enable countries in the Horn of Africa to maintain a state of readiness in the face of a possible resurgence of Desert Locusts. The European Commission...

Thee Kenyan police reservists killed in attacks in Kenya near Somalia

Three police reservists were killed early Wednesday after Islamic extremists attacked cell phone towers near the border with Somalia in an effort to cripple communication. Al-Qaida-linked militants from the al-Shabab group first attacked a cell phone tower located in northern Mandera County around 2 a.m., leaving two police reservists dead, according to a police...

Somalia doesn’t want ex-Ghanaian president to mediate its dispute with Kenya

Somalia has rejected the appointment of former Ghanaian President John Mahama as African Union’s (AU) special envoy to help mediate its political impasse with Kenya. Somalia argues that the former Head of State has “extensive links” with Kenya, and has written to AU Chairperson Moussa Faki Mahamat notifying him that Somalia will no longer support...

Wasiir Duraan oo kala hadlay guddiga Diyaaradaha xayiraadda duulimaad ee Kenya

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii ay Kenya xayirtay duulimaadyada Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay hannaan lagu wajahayo inaysan saameyn ku yeelan Diyaaradaha xayiraadda Dawladda Kenya ku soo rogtay isu-socodka, sida lagu sheegay war ka soo...

Marwada Koowaad oo U hambalyeysay Shacab weynaha Soomaaliyeed

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed. Marwada ayaa ku boorrisay dadka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo garab istaagaan carruurta agoonta iyo qoysaska danyarta ah, si dhammaanteen aynu u dareenno farxadda ciiddul fidriga. Marwo Saynab...

R/W Rooble oo salaadda Ciidul-fitri la dukaday shacab iyo mas’uuliyiin kale

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble    ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa ee Magaalada Muqdisho. Dukashada salaadda ciidda oo lagu oogay xarunta madaxtooyada dalka.waxaa sidoo kale ka qeybgalay boqollaal isugu jiray shacab iyo mas’uuliyiin kale. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shacabka ugu baaqay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub ku saxiixday Muqdisho

1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka...

Defense chiefs of staff of Ethiopia, Somalia agree on force disposition of ENDF in...

Addis Ababa, February 22, 2025 (FMC) — Military chiefs of Ethiopia and Somalia have agreed to develop a Status of Force Agreement (SOFA) for...

Top Ethiopian Military and Intelligence Chiefs Pay Secret Visit to Mogadishu, Somalia

MOGADISHU - In a discreet visit, the Chief of Staff of the Ethiopian Armed Forces, General Berhanu Jula, and the Head of the...