Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Duqa Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay guddoomiyay shir muhiim ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.   Kulanka oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa looga hadlay amniga caasimadda, ayada oo ay goobjoog ahaayeen inta badan saraakiisha laamaha ammaanka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray munaasabadaha isa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka + Ujeedka

WASHINGTON (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.   Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doona Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey isagoo la wadaagaya dalalka xubnaha ka ah Golaha xaaladda amniga Soomaaliya iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab, waxa...

Maxay Beesha Caalamka ka tiri xiisadda ka taagan magaalada Garoowe?

MUQDISHO (SMN) - Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin colaadda magaalada Garoowe iyo 'saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah' sida lagu shegay war-saxaafadeed ay soo saareen goor dambe oo xalay ah.   "Saaxiibadu waxay ku baaqayaan in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, laguna soo dabbaalo xasillooni. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan daneeyayaasha siyaasadda inay yeeshaan...

Cabdikariin Guuleed oo la kulmay safiirka dowladda Sacuudiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim la qaatay Safiirka Dowladda Sacuudiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Almuwallad.   Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labad Dal iyo derdergalinta wadahadallada DFS iyo Somaliland. Mudane GULED ayaa Safiirka uga warbixiyay halka ay marayaan dedaalada lagu xoojinayo...

Somali Govt calls for an immediate end to Puntland violence

MOGADISHU, Somalia - The Speaker of the Somali parliament Sheikh Aden Madobe has called for an immediate end to the violence in Garowe, the capital of Puntland.   Madobe said in a statement that war is not the solution to the political crisis, and called on the people of Puntland to work together for peace and stability. The speaker urged the traditional elders,...

Fighting in Somalia’s Puntland kills at least 15 people

GAROWE - At least 15 people were killed on Tuesday in fighting outside parliament in Somalia's semi-autonomous region of Puntland between local security forces and armed militiamen loyal to opposition politicians, police and witnesses said.   The clashes in the state capital, Garowe, erupted during a parliamentary session to debate changes to the local constitution, which the opposition claims is...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka magaalada Garoowe

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo  shuruud la'aan ah loo joojiyo rabshadaha iyo qalalaasaha ka socda magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland.   Guddoomiyaha ayaa sheegay in dagaalku uusan xal u ahayn  khilaafka siyaasadeed, waxaana uu maamulka Puntland, oo ay ugu...

Shirweyne muhiim ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxwayne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo wasiirka Waxbarashada XFS mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya.   Shirka ayaa looga arrinsanayaa xaaladda waxbarashada dalka, qorshaha mustaqbalka waxbarashada, daadajinta adeegyada wasaaradda iyo wadashaqaynta wasaaradaha waxbarashada heer Federaal iyo heer dowlad Gobolleed. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka beddalka Dastuurka + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta go’aan ka gaaray wax ka beddalka Dastuurka maamulkaas, kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.   Kulanka oo  ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa shir gudoomiyay guddoomiya golaha Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan ku-xigeenada  1-aad iyo 2-aad, waxaana sidoo kale soo xaadiray 35 mudane oo...

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay gudaha degmada Bardaale

BARDAALE (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen gudaha degmada Bardaale ee gobolka Baay.   Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi, waxaana xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ciidamada amniga iyo ragga weerarka qaaday. Xilliga uu dagaalka bilaabanayay waxaa socday imaatinka bulshada halkaasi subax waliba u ...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...