Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo safar dibadeed u baxay + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar.
Ra’iisul wasaare Xamza ayaa qaybgalayo shir madaxeed looga hadlayo Isku dubaridka Ganacsiga gaarka loo leeyahay si ay door uga qaataan dadaallada wax looga qabanayo saameynta isbeddelka Cimillada.
Kulanka oo ah midka sanadlaha ee Bangiga...
Maxkamadda CQS oo xukuno ku ridday askartii ka dambeysay dhacdadii Siinaay
MUQDISHO (SMN) -Maxakmadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday askar ka tirsan ciidanka dowladda oo weerar sababay dhimasho iyo dhawac ka geystay isgoyska Siinaay, 27-kii bishii Febraayo ee sanadkan.
Muuqaal argagax leh oo ay duubtay Kaamirooyinka qarsoon CCTV iyo baaritaano ay sameeyeen bahda garsoorka kadib ayey maxkamaddu maanta xukuno kala duwan ku ridday ilaa...
Bomb blast kills 2 soldiers, wounds 3 in Somali capital
MOGADISHU - At least two government soldiers were killed and three others wounded in a blast in the Somali capital, Mogadishu on Monday morning.
A witness said a suspected explosive roadside device detonated in Mogadishu's Daynile District, targeting a military vehicle driving in El-Irfid area.
There have been no claims of responsibility at the time of the incident; al-Shabaab militants are...
SSC-Khatumo rejects possession of NISA-intercepted Arms & explosive consignment
LASANOD (SMN) – The leadership of SSC-Khatumo has strongly denied claims that they belong to two shipments with explosives and military materials intercepted in Mogadishu.
Abdi Madobe, who is among the top military commanders of the SSC-Khatumo told Radio Shabelle based in Mogadishu during an interview that they did not belong to the weapons.
He added that the SSC-Khatumo uses Gara'ad...
Faahfaahin: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Qaraxa oo ahaa nooca miinada ee dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay nawaaxiga halka loo yaqaano Ceel Ifis ee degmada Dayniile, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale sheegaya in qaraxa...
Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka sameeyay Howlwadaag + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faahfaahiyay howlgal qorsheysan oo xalay laga sameeyay qaybo kamid ah gudaha degmada Howlwadaag.
Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtay rag lagu tuhmayo Al-Shabaabnimo iyo maan-dooriye isugu jiro Qamri iyo Calaq, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Booliska.
"Ciidanka Amaanka ayaa caawa fiidkii howlgalka Ciiltire ku soo qabtay Maandooriyaha (Qamri iyo Calaq) Dagmada Howlwadaag,...
Hoggaanka SSC oo beeniyay in ay leeyihiin hubkii lagu qabtay Muqdisho
LAASCAANOOD (SMN) - Taliska ugu sarreeya ee ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gaashaan ku dhuftay qoraal uu bartiisa ku daabacay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo shaaciyay in hub loo waday SSC lagu qabtay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Dayax Cumar oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in hubkii iyo saanaddii maalmo kahor lagu qabtay dekedda Muqdisho loo...
Ciidamada Booliska Somalia oo soo xiray ganacsato laga yaqaano Bakaaraha
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in xabsiga loo taxaabay ganacsato lagu soo qabtay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Ganacsatadaan ayaa waxaa lagu eedeeyay inay dalka soo galiyeen raashin dhacay, isla-markaana ay ka sii iibin jireen shacabka Soomaaliyeed, taas oo ah dambi weyn.
Shaqsiyaadkan ayaa qaarkood loogu tegay goobahoodii ganacsiga, halka kuwa kalena looga yeeray saldhigga, si wax looga...
Somalia attends key regional summit in Egypt on finance
Sharm el Sheikh (SMN) – The minister of finance Dr Elmi Mohamud Nur is attending a crucial regional summit in Egypt's resort city of Sharm el Sheikh.
The meeting brings together finance ministers from East Africa and officials representing major banks in the region. It focuses on finding a lasting solution to the financial crisis.
The finance ministers seek support from the...
Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-gashay dalka Masar + Sawirro
SHARMA SHEEKH (SMN) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Malaagada Sharma Shiikh ee Dalka Masar ayaa maanta ka qayb galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda iyo Madaxda Bangiyada Dowliga ah ee Dalalka Bariga Afrika oo Soomaaliya ay xubin muhiim ah ka tahay.
Waasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay kulankii ay yeesheen in...










