Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali forces advance on key central city ahead of planned offensive

ELBUR (SMN) – Fierce battles raged outside Elbur town as Somali forces pushed their advance on the eastern city with heavy shelling and infantry attacks, residents have said.   The situation in the key central city is “difficult” as SNA along with local clan militia forces continued to pummel the nearby areas with “intense shelling and storming actions.” Elbur lies 360 Km North...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed?

MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed ayaa kulan Muhiim ah oo horudhac u ah Qorshaha Talo Wadaagga Madaxda iyo Bulshada Dowladd Goboleedyada la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka JUBALLAND Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).   Labada mas'uul ayaa waxa ay si qoto dheer isaga wareysteyn Socdaal uu dhawaan Ergeyga ku tagi...

Ciidamada DF iyo kuwa deegaanka oo howlgal ka wada agagaarka Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduudayaa sheegaya in ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ay u raqaansadeen dhanka degmada Ceelbuur ee gobolkaas oo ay muddo sanado ah gacanta ku hayaan xoogaga Al-Shabaab.   Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegaya in ciidamada huwanta oo wata gaadiidka dagaalka ay doonayaan inay dhowr jiho ka weeraraan degmadaas oo muhiim u...

SSC-Khaatumo oo jawaab rasmi ah ka bixisay dalab ay u dirtay Villa Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay mar kale casuumaad u dirtay hoggaanka sare ee SSC-khaatumo ee ku sugan magaalada Laascaanood, halkaas oo dhowr bilood ay ku dagaalamayaan ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka.   Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu casuumaad gaar ah u fidiyay odayaasha dhaqanka SSC, kuwaas oo uu hoggaaminayo Garaad Jaamac...

Kenya oo saldhigyo milatari ka dhisaysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Nairobi (SMN) - Wasiirka difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in 14 saldhig oo militeri ay Ciidanka dalkaasi uga dhisayaan xadka Soomaaliya si amniga loo ilaaliyo xili dalalka Geeska Africa ay qorsheynayaan inay ka qeybgalaan wajiga 2aad ee howlgalkan ka dhanka ah Al-Shabaab.   Tallaabadan waxay imaanaysaa iyadoo la la filayo in bisha June ee soo socota 2,000 oo askari laga...

Faahfaahino ka soo baxaya howlgal ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa laga sameeyay xaafadda Ciise Cabdi iyo agagaarkeeda, halkaas oo ay ciidamadu ka sameeyeen baaritaano. Ujeedka howlgalkan ayaa ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga, sidoo kalena lagula dagaalamayay waxyaabaha maanka-dooriya iyo...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhowr bilood ay ku dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.   Labada dhinac ayaa gurmadyo kala duwan helayo, kuwaas abaabul xoogan ka wada bariga iyo galbeedka magaalada Laascaanood. SSC ayaa lagu soo warramayaa inay heshay gurmad ciidan,...

KDF constructs 14 bases at Kenya-Somalia border ahead of withdrawal

NAIROBI - Kenya has constructed 14 fully equipped Forward Operating Bases (FOBs) along the Kenya-Somalia border as part of efforts to bolster security in the area.   This is ahead of the planned drawdown of Kenya Defence Forces from Somalia, Defence Cabinet Secretary Aden Duale said. “We are fully committed that when the drawdown from the African Union Transition Mission in Somalia...

Qatar offers to act as hub for Somali exports: President

DOHA - President of Somalia, H E Hassan Sheikh Mohamud, has disclosed that Qatar has offered to act as a hub for Somali exports as the East African nation embarks on a journey of reconstruction and economic growth after a decade-long crisis because of terrorism and civil war. During a business breakfast event organized by KON Group as part of...

Somalia intercepts second Al-Shabaab-bound military equipment

MOGADISHU - The National Intelligence and Security Agency seized a container packed with military equipment bound for Al-Shabaab at the Mogadishu port.   The Minister of State of the Ministry of Internal Security, Mohamed Ali Hagaa, told the NISA officers managed to detect and intercept the container before being moved out of the port. "Today, our Intelligence service was able...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...