Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s spy chief visits US for talks with CIA, FBI and Pentagon officials

MOGADISHU – The director of the National Intelligence and Security Agency Mahad Salad is in the US on an official working visit, becoming his 1st since taking the powerful office last year.   The spy chief is reported to have been invited to America for talks with FBI and CIA officials in Washington and New York on counterterrorism in...

U.S. drone strike hits Al Shabaab in Somalia

MOGADISHU, Somalia -- The United States military has confirmed conducting a new airstrike against al-Shabab militants in the Middle Juba region of southern Somalia.   The airstrike took place in Jilib town on Saturday in collaboration with the Somali federal government, according to a press statement released Monday by the U.S. Africa Command known as AFRICOM. "The command's initial assessment is...

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka Degmada Wanlaweyn

Muqdisho – Xiisada dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa saaka laga dareemayaa Duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan 90km dhanka waqooyi galbeed uga beegan Magaalada Muqdisho.   Xiisdan ayaa daba socota dagaal dhowaan ka dhacay Degaanka Yaaq-Bariweyne, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 7 ruux halka 10 kalena uu soo gaaray dhaawacyo kala duwan. Labadan...

R/W Xamza oo shirweyne muhiim ah uga qayb-galay dalka Masar + Sawirro

SHARM EL-SHEIKH (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee Bangiga Horumarinta Afrika oo maanta ka furmay magaaladaasi.   Shirka oo ay ka qaybgalayaan madax ka socota Qaaradda Afrika ayaa waxaa sanadkan diiradda lagu saarayaa Isku dubaridka maalgelinta Ganacsiga gaarka loo leeyahay si ay...

Ciidanka Booliska oo howlgallo ka wada duleedka Muqdisho

Muqdisho – Ciidamada Booliska ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo ammaanka waxay ka wadaan degaanno ku yaalla Duleedka Magaalada Muqdisho.   Howlgalladana yaa xooggooda waxay ka socdaan Degaannada Ceelasha Biyaha iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Saraakiisha Booliska qaarkood oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in howlgallada ay yihiin kuwa looga gool-leeyahay xaqiijinta ammaanka Magaalada Muqdisho. Waxaa ay...

Mahad Salaad oo kulamo ka wada dalka Mareykanka

Muqdisho –  Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad ayaa kulamo ka wado Magaallooyinka Washington iyo New Yorka ee dalka Mareykanka.   Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in Mahad Salaad uu kalamo kala duwan la yeeshay Saraakiil sare oo ka tirsan Wasaaradda Difaaca Gaashaandhigga ee dalka Mareykanka. Agaasime Mahad ayaa sidoo kale la kulmay mas’uuliyiin ka socda...

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Degmada Jilib

Muqdisho – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in weerar dhanka cirka ahaa ay ka fuliyeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, halkaasi oo weli ay ku xooggan yihiin Ururka Al Shabaab.   Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyntan ay ka dhacday Degmada Jilib oo qiyaas ahaan 385km dhanka Koonfur Galbeed uga beegan Magaalada Muqdisho. Taliska AFRICOM ayaa xusay in duqeynta...

Somali youth ‘driving’ force behind sustainable development – UN official

MOGADISHU, Somalia, – A top UN official said Sunday that the Somali youth needed to be constructively engaged and given better opportunities that can help in shaping their future.   In his speech at a 3-day Youth Conference in Mogadishu, Niyi Ojuolape, the UNFPA Representative for Somalia has called for recognition of the immense potential within the Somali youth. “They ...

Somali military court hands down death sentences to soldiers for shooting

MOGADISHU (SMN) – In yet what would send a stern warning, the Somali military court handed down more death sentences to soldiers within the country’s armed forces for shooting eight people. Abdulkadir Hassan Abdulle , Ahmed Mire Osman Fidow , Mohamud Abdi Mohamed, and Abdullahi Osman Isak have been sentenced to death and will face the firing squad. Ayanle Mohamed Diriye...

Somali PM flies to Egypt for AfDB’s 2023 Annual Meeting

MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia, Hamza Abdi Barre, and a high-level delegation he is leading have left today for the city of Sharm El-Sheikh in Egypt.   The Prime Minister will be attending a summit by the African Development Bank which seeks a way out of the effects of climate change on the poverty-stricken continent. African Development Bank (AfDB)...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...