Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Bin Salmaan + Sawirro

JIDDAH (SMN) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada dalka Sucuudiga Amiir Maxamed Binu Salmaan.   Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal ioyo kobcinta iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudiga Sidoo kale waxaa kulanka madaxweyne Xasan iyo Bin Salmaan lagu soo qaaday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab...

Maamulada oo laga dalbaday inay mowqif ka qaataan arrinta Laascaanood

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdullaahi Xirsi (Tima Cadde) guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee weli ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.   Tima Cadde ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isaga oo ku eedeeyay inuu dad shacab ah ku xasuuqayo gudaha magaalaea Laascaanood. Sidoo kale...

President Hassan Sheikh urges support for Somalia at Arab League summit

JEDDAH (SMN) - The President of Somalia Hassan Sheikh has delivered a keynote speech at the one-day 32rd Arab League Summit in Jeddah, Saudi Arabia on Friday.   The president at first welcomed the peace efforts in Sudan and the return of Syria to the Arab league fold after 12 years of haitus due to the conflict. Bashar Al Assad attended the...

Nuxurka khudbadda madaxweynaha JFS ee shirka Jaamacadda Carabta + Sawirro

JIDDAH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka ka jira dalka, fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waddo howlgallo qorsheysan oo dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, loona diyaarinayo Ciidanka...

Hay’adda SoDMA oo Xamarjajab gargaar ugu qaybisay 500 oo qoys + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Hay'adda Maareynta Musiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa maanta oo Jimco ah In kudhaw 500 oo Qoys waxa ay deeq gargaar ah ugu qeybisay Degmada Xamarjajab ee Gobolka Banaadir.   Deeqdaan ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Raashinka,Waxaana dadka la gaarsiiyey ay ahaayeen dad danyar ah,kuwa qaba baahiyaha gaarka ah,iyo dad deganadoodi colaado uga soo barakacay. Goobta lagu qeybinayey...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo ra’iisul wasaaraha Ciraaq

JIDDAH (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani.   Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq. Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in ay ka cafiyeen....

I’ll kick all refugees out of Turkey, Erdoğan rival vows

ANKARA - The leader of Turkey’s opposition has pledged to repatriate millions of refugees to their home countries, toughening his rhetoric ahead of a hotly contested runoff election next week.   In a speech Thursday, Kemal Kılıçdaroğlu claimed that his rival, longtime President Recep Tayyip Erdoğan, has “deliberately allowed ten million refugees into Turkey,” saying the incumbent has put “Turkish citizenship...

Somalia joins Arab leaders for historic summit in Saudi Arabia

JEDDAH - Somali President Hassan Sheikh is participating in the 32nd session of the Arab League which kicked start on Friday in the red seas city of Jeddah, Saudi Arabia.   The President was received at King Abdulaziz International Airport by Prince Badr bin Sultan bin Abdulaziz, the Deputy Governor of the Makkah Region on Thursday upon his arrival in...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo hal arrin faray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Golaha Dhaqaalaha Qaranka, kaas oo looga hadlay qodobada mudnaanta u leh horumarinta dhaqaalaha dalka iyo barnaamijka dayn cafinta.   Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray kobcinta cilmi baarista dhaqaalaha, kobcinta heerka nolosha shacabka Soomaaliyeed, iyo wada shaqeynta hey’adaha kala duwan ee dowladda iyo Golaha...

Wararkii ugu dambeeyey ololaha doorashada ee dalka Turkiga

ANKARA (SMN) - Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii xoojiyey codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray inuu dhammaan muhaajiriinta ku celin doono dalkooda, haddii lagu doorto doorashada ku-celiska ah ee 28-ka May.   Kemal Kilicdaroglu, oo ah musharaxa isbaheysiga lixda xisbi ee mucaaradka, ayaa ku guuleystay 45% codadka doorashada Axaddii, halka Erdogan uu helay...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...