Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo farriin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad ayaa soconaya muddo saddex maalin ah, waxaana ka soo qeyb galay boqolaal dhallinyaro oo isaga kala yimid gudaha iyo dibedda, iyadoo lagu soo bandhigayo Siyaasadda Qaran ee...

Uganda oo ciidan horleh u tababartay Soomaaliya

KAMPALA - Wasiiru dowladaha wasaaradda gaashaandhiga Uganda Oleru Huda ayaa tabaar ugu soo xirtay xero ciidan oo ku taalla degmada Kiruhura askar Soomaaliyeed oo loo carbiyay dagaalka Al-Shabaab.   Huda ayaa sheegtay in askarta ay qaateen tababar gaar ah iyo xirfado muhiim ah oo ku saabsan la dagaalanka argagaxisadda iyo xasilinta Soomaaliya, oo Ciidan ka socda Uganda iyo dalal kale...

Uganda trains special forces to fight Al-Shabaab in Somalia

KAMPALA - Uganda's Minister of State for Defense, Oleru Huda, presided over the commissioning parade for Somali soldiers in her country on Friday, May 19.   The troops estimated dozens have been trained in a military camp in the Kiruhura district and readied to fight Al-Shabaab, the Al-Qaeda-linked militant group in Somalia. Huda said that the soldiers received special training and...

Caro xoogan oo ka dhalatay hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa jawaab ka bixiyay hadal caro xoogan dhaliyay oo ka soo yeera madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaas oo 18-kii bishaan sheegay in dagaalka Laascaanood ay sii wadi doonaan, isla-markaana ay iyagu hayaan furaha dagaalkaas, sida uu hadalka u dhigay.   Idiris ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadalka...

UN agency calls for urgent assistance after Shabelle river flooding in Somalia

MOGADISHU - The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations and the Hirshabelle State Ministry of Humanitarian Affairs and Disaster Management have called for urgent assistance to help communities affected by flooding in the town of Belet Weyne in Hirsahbelle State, Somalia. The floods, which began in early May, are estimated to have affected over 200,000 people...

Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay xaaladda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunada iyo Beeraha ee FAO, ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiga Shabelle ee ku dhuftay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.   Fatahaada ayaa saameysay in ka badan 200,000 oo qof iyadoo ku dhawaad boqolkiiba 79 ay biyo qariyeen Magaalada Baladweyne, sida uu...

Somali president meets Saudi crown prince on sidelines of Jeddah summit

JEDDAH - The President of Somalia, Hassan Sheikh has held a fruitful meeting with the Crown Prince of Saudi Arabia, Mohammed bin Salman in Jeddah city on Friday.   During the meeting, the two sides discussed ways to enhance relations between their countries, as well as a number of issues of common concern. H.E. President Hassan Sheikh met with H.H. Crown...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal culus oo ka dhacay degmada Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed uu saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolkaasi   Dagaalka oo soo billowday shalay gelinkii dambe ayaa soo gaaray illaa xalay, waxaana uu sababay dhimasho iyo dhaawac. Ugu yaraan illaa 10 qof ayaa ku dhintay dagaalkan, halka ay...

IMF completes fifth review of Somalia’s long-running debt relief

Washington, DC: On May 17, 2023, the Executive Board of the International Monetary Fund (IMF) completed the fifth review of the Extended Credit Facility (ECF) arrangement for Somalia. The completion of the review enables the immediate disbursement of SDR 7 million (about US$ 9.4 million), bringing Somalia’s total disbursement under the Extended Credit Facility (ECF) and the Extended Fund Facility...

IMF oo soo gabagabeysay qiimaynta dib u eegista 5-aad deyn cafinta Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hey’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib u eegista 5-aad ee Barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya.   IMF ayaa sheegtay in iyadoo ay jiraan caqabado amni, abaaro iyo isbeddelka cimilada– haddana Dowladda Soomaaliya ay horumar wayn ka samaysay sharuudaha deyn cafinta ee dib u habeynta maaliyadda, kordhinta Dakhliga gudaha iyo xoojinta isla xisaabtanka hay'adaha dowliga. Hay'adda...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...