Madaxweynaha Soomaaliya oo Sacuudiga uga qayb-galayo shirweyne caalami ah
JIDDA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.
Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo lagu gorfeynayo qadiyadaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka Carabta iyo arrimaha Gobolka.
Madaxweyne Xasan Sheekh...
Somalia intercepts explosives bound for Al-Shabaab
MOGADISHU - Somalia's Ministry of Security said two shipments bound for Al-Shabaab have been intercepted on Thursday at Mogadishu harbor and the airport.
In a press conference, Mohamed Ali Hagaa, who is the state minister for security said NISA has captured explosives belonging to al-Shabab militants hidden in commercial goods.
Hagaa added that 10 suspects, including businessmen holding government-issued licenses...
President Hassan Sheikh asks Qatari businessmen to invest in Somalia
DOHA - Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, has invited Qatari businessmen to invest in the East African country’s various sectors during a recent meeting with Qatar Chamber officials.
Speaking to a delegation led by Qatar Chamber chairman Sheikh Khalifa bin Jassim al-Thani, Mohamud said Somalia is seeking foreign direct investments in the following sectors: infrastructure, services, mining, livestock, fisheries, and...
NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo qoraal dheer soo saartay ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dajiyay dekedda weyn iyo sidoo kale garoonka Muqdisho.
NISA ayaa shaaca ka qaaday in agabkan ciidan lagu soo dhex qariyay badeeco kale oo ganacsi ahaan looga soo dajiyay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay ganacsatada Qatar + Sawirro
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida dowladda Soomaaliya ay uga go'an tahay xoojinta fursadaha maalgashiga.
Madaxweynaha ayaa ganacatada dalka Qatar waxa uu u iftiimiyey fursadaha maalgashiga ee ka jira dalkeenna, kheyraadka dihan ee ka faa’iideysigoodu uu...
Somaliland will Not Cede An Inch Of Land To Anyone – Bihi
HARGEISA (SMN) – The leader of the northern breakaway region of Somaliland Muse Bihi Abdi reiterated his commitment to continuing peace talks aimed to halt LasAnod hostilities.
Bihi made the statement during his address on the occasion of 18th May, which marks 32 years of unilateral independence of Somaliland which was held in Hargeisa on Thursday.
"We will leave no stone...
Shirka golaha wasiirada XFS oo looga hadlay amniga Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in lagu guuleystey sugidda amniga caasimadda Muqdisho, taas oo sare u qaadday kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan dowladdooda.
Ra’sul Wasaaraha oo guddoomiyey shirka amniga caasimada, kaas oo looga hadlay dardargelinta sugidda amniga Muqdisho ayaa intaas ku daray in Xukuumadda #DanQaran oo ka duulaysa Tiirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday ciidamada ATMIS
DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay guul-darrada Ciidanka Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee ATMIS.
Isagaa la hadlayay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tabbabar uu uga socda dalka Qatar, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu cod dheer ku sheegay in Ciidanka ATMIS aysan marnaba ka dhaqaaqin xeryahooda balse...
Madaxweyne Biixi oo shaaciyay inay sii wadi doonaan dagaalka Laascaanood
HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlay munaasabadda 18-ka May ee aas aaska Somaliland ayaa markale ka hadlay arrimo la xiriira colaadda weli ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka ay sii doonin, isla-markaana aysan ka tanaasuli doonin taako kamid ah dhulka Somaliland, sida uu...
Somalia: Southwest State executes two men for killing
BAIDOA - The Somali military court on Thursday morning executed two men accused of committing murders in Baidoa.
Adam Ali Abdi who killed the late Moalim Dahir Abdullahi Mukhtar and Mohamed Geedow Nurow who also killed Jamal Abdikarin Maadey faced the firing squad outside the city.
Officials and officials from the Southwest state and the relatives of the victims were...











