Shariif “Xukunka marka la’isku dhajiyo waxaa laga dhaxlaa burbur Qaran”
MUQDISHO (SMN) – Musharax madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay bandhig siyaasadeed ku aadan ololihiisa doorashada ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Shariif ayaa kulankan ku muujiyey taageerada uu heysto, waxaana ka qayb-galay siyaasiyiin caan ah, xildhibaano, wasiiro iyo dadweyne kala duwan.
Khudbad dheer oo uu ka jeediyey madasha ayaa waxaa kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi, kadib markii ay shalay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu Sunna.
Saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa sheegay in haatan magaalada ay xasilan tahay, isla-markaana ay ka saareen ciidamada Ahlu Sunna.
Sidoo kale saraakiisha...
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay warbaahinta madaxa bannaan
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaA kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa banaan iyo qaar ka mid ah hoggaanka ururadda saxaafada ee dalka.
Guddoomiyaha wuxuu warbaahinta kala hadlay ahmiyadda ay leedahay in tabinta
doorashada dhici doonto maalinta Axadda ah ee nagu soo aaddan ka yeelato aragti mideysan oo dan u ah...
Drop trumped up charges and stop persecuting journalists under repressive criminal law, says NUSOJ
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the crude assault on media freedom by authorities in Somaliland, who this week, brought contradictory and unsubstantiated criminal charges against journalists Mohamed Abdi Mohamed of MM Somali TV, Abdijabar Mohamed Hussein of HornCable TV and Abdirahman Ali Khalif of Gobonnimo TV.
In detention since 13 April 2022, the trio were produced in...
“Deeply Saddened”: PM Roble Condoles Death Of UAE President
MOGADISHU - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia HE Mohamed Hussein Roble has sent his condolences to the people and government of the United Arab Emirates on the death of the President of the United Arab Emirates, HE Sheikh Khalifa Bin Zayed Al Nahyan on Friday.
Prime Minister Mohamed Hussein Roble said: "We share the grief...
Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida madaxweynihii Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka Carabta geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii dalkaas, Mudane Sheekh Khaliifa Binu Saayid Aala Nahyaan.
“Mudane Maxamed Binu Raashid Aala Maktuum, Madaxweyne Ku-xigeenka Imaraadka Carabta, Mudane Maxamed Binu Saayid Aala Nahyaan, Dhaxal Sugaha Imaraadda...
R/W Rooble oo war ka soo saaray geerida madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid AUN madaxweynihii Imaaraadka Carabta Sheikh Khaliif Bin Zayid Ala Nahyaan oo maanta geeriyooday.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa yiri“ Waxaan walaaleheenna Imaaraadka Carabta la qeybsaneynaa xanuunka iyo murugada ka dib geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheikh Khaliifa Bin...
UAE President Sheikh Khalifa bin Zayed passes away
ABU DHABI - His Highness Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, UAE President and Ruler of Abu Dhabi, passed away on Friday, May 13, the Ministry of Presidential Affairs announced.
“The Ministry of Presidential Affairs condoles the people of the UAE, the Arab and Islamic nation and the world over the demise of His Highness Sheikh Khalifa bin Zayed Al...
Dagaalka ka socda magaalada Dhuusamareeb oo xoogeystay
DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar ay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca saaka ku soo qaadeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, waxaana halkaas hadda ka socda dagaal culus.
Ahlu sunnw waxaa la dagaallamaya ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, kumaandoosta Gorgor iyo milateriga.
Dad deegaanka ah ayaa sheegay...
Heavy fighting flares in Galmudug state capital
DHUSAMAREB - Fighting intensified in Dhusamareb, the capital of Galmudug state, between the government forces and Ahlu Sunna forces who attacked the town.
The fighting is reported to be taking place in parts of the city, and witnesses said that different types of weapons are being used by both sides.
The sources added that the government forces of Gorgor and...












