Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada SYL
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo taallada halgameyaashii SYL kaga qayb galay munaasabad lagu xusayey 79 guurada ka soo wareegtay aasaaska Ururka Dhallinyaradii SYL, aya taallada halgameyaasha dhigay ubax lagu maamuusayey doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna.
Madaxweynaha ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabaddan qiimaha badan ee 15-ka May, isaga oo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo war ka soo saaray xuska 15-ka May
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL.
Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in looga baahanyahey Dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ku deydaan halyeeyadii SYL ee dalka ka dulqaaday heeryadii gumeystaha shisheeye, dhexdana u xirtay dhismaha Qaranka Soomaaliyeed.
“Xuska 15-ka...
Somali lawmakers urge dialogue to curb terrorism
MOGADISHU, Somalia - Several newly elected lawmakers in Somalia have asked the government to open channels of dialogue with the terrorist group al-Shabaab to explore peace in the African country.
"Most Somali people believe reconciliation is important. If you can't defeat al-Shabaab at least you have to open a dialogue, if you do not have to have any alternate solution,"...
Somali forces detain two al-Shabab militants
Elite forces of Somali National Army (SNA) on Saturday arrested two al-Shabab militants after conducting operations in several locations of the Lower Shabelle region, southern Somalia, officials said.
Commander of SNA’s 16th Danab Unit Mohamed Abdukadir Ali told SNA-Radio Mogadishu that the operations aimed at pursuing al-Shabab militants who force locals to pay levy (zakat), which is a form of...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray dhalinyarada
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku beegan sanad-guurada 79-aad ee aas-aaskii Golahii Dhalinyarada Soomaaliyeed (SYL) u diray dhallinyarada guud ahaan.
Dhallinyaradii SYL waxay naf, maal iyo maskaxba u soo hureen xorriyadda dalkeena.
“Maanta waxay ku suntan tahay maalin taariikhi...
Mogadishu placed under curfew ahead of Sunday’s vote
MOGADISHU - Police in Somalia have announced a 33-hour curfew on the capital Mogadishu that will keep almost all residents at home during a presidential election by lawmakers on Sunday, in which incumbent leader Mohamed Abdullahi Mohamed is seeking a second term.
Police spokesperson Abdifatah Aden announced at a press conference on Saturday a full curfew in the city, covering...
Guddiga doorashada oo baaq culus u diray musharixiinta madaxweynaha
MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashada madaxweynaha oo war cusub soo saaray ayaa baaq u diray musharixiinta xilka madaxweynaha ee beri ku loolami doono doorashada ka dhaceysa Teendhada Afisyooni.
Guddiga ayaa ka dalbaday xubnaha musharixiinta ah inay soo gudbiyaan qof wakiil ah uga noqda tirinta codadka doorashada.
Halkan hoose ka aqriso:-
OGAYSIIS MUHIIM AH:
Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka...
Lower house speaker meets with media directors in Mogadishu
MOGADISHU - The Speaker of the Lower House Sheikh Adan Madobe met directors of the independent media houses in Mogadishu on Saturday ahead of the election.
Madobe said the media has a great responsibility at this stage of the election and in reporting on the results and urged them to live up to that responsibility.
Media executives, for their part,...
Somali capital will be placed under curfew from tonight – police
MOGADISHU (SMN) - The spokesman of the Somali Police Force, Abdifatah Aden Hassan announced today that a curfew has been imposed in Mogadishu ahead of the election.
The spokesman told reporters on Saturday that the curfew will begin at 9:00 pm tonight, and will continue until early Monday morning.
The Police spokesman called on the Somali people to abide by the...
DF Soomaaliya oo bandow ku soo rogtay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo goordhow la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay in bandow lagu soo rogay Muqdisho, sababo la xiriira doorashada.
Afhayeenka ayaa tilmaamay in bandowga uu bilaaban doono 9:00 fiidnimo ee caawa, isla-markaana uu ku ekaan doono, illaa subaxa hore ee Isniinta.
Taliska Booliska ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay u hoggaansamaan amarka soo...












