Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xildhibaanada BF Somalia ee gaaray xerada Afisyooni oo kordhay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee gaaray Teendhada Afisyooni ayaa kordhay, kadib markii saaka xubnaha baarlamaanka ay caqabad kala kulmeen inay tegaan xaruntaasi. Xildhibaanada ayaa weli safaf dhaadheer ugu jira inay galaan hoolka doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo halkaasi ka dhaceysa. Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka C/salaan Dhabancad oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa sheegay in Afisyooni ay joogi doonaan illaa...

Ethiopia arrests four over hotel bomb attack

ADDIS ABAB - Ethiopian authorities have arrested four suspects in connection with the Sunday bomb attack at a hotel in the historic city of Harar. In a statement on Tuesday, Harari Regional State Police Commissioner, Nesri Zekerya, said that the four suspects are being investigated. “Police are monitoring the situation closely,” the statement added. Eight people were injured after a bomb...

International community calls for peaceful parliamentary leadership election

MOGADISHU - As elections for the Speakers and Deputy Speakers of Parliament take place this week, Somalia’s international partners urge that these processes conclude peacefully. “We welcome the election of the Speaker and Deputies of the Upper House on 26 April 2022,” they said. After the long delays already experienced in Somalia’s electoral process, recent political tensions and security incidents...

Somali PM returns to the country after Geneva trip

MOGADISHU - Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble has returned to the country after attending a conference in Geneva to discuss the country's severe drought situation. Speaking at the conference, the Prime Minister called on the international community to come to the aid of the Somali people who are suffering from drought. Agencies and donor countries have announced significant funding...

Somali police boss suspended

MOGADISHU - The Minister of Security said in a statement that he had suspended the Chief of Police, Major General Abdi Hassan Mohamed Hijar. The minister's decree states that in order to ensure the security of the elections, the work of the Commander will continue with the Deputy Commander. The decision comes after Hijar has been blamed for mixing in...

Sawirro: Maxaa ka socda saldhigga Booliska ee garoonka Aadan Cadde?

MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan deg deg ah oo looga hadlayey amniga guud ee dalka iyo kan doorashada oo goordhow ka dhacay xarunta saldhigga Booliska ee AirPort-ka Aadan Cadde. Kulanka waxaa hoggaaminayay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxaana ka qeybgalay Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Madaaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Sheekh...

Daawo: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo farriin culus u diray xildhibaanada

MUQDISHO (SMN) - Cabdisalaan Axmed Liibaan )Dhabancad) oo ah Ggddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka  Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo goordhaw warbaahinta la hadlay ayaa ku boorriyay xildhibaannadu in ay yimaadaan hoolka doorashada si loo doorto Guddoonka, iyagoo faray ciidammada amniga in ay xildhibaannada u fududeeyaan soo gelista. Labada guddoomiye ayaa sheegay in doorashada...

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli hubanti la'aan ay ka taagan tahay qabsoomidda doorashada guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo qorshuhu yahay inay maanta dhacdo, ayada oo xiisad ay ka jirto magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Hoolka doorashada oo ah Teendhada Afisyoone ayaa waxaa gaaray qaar ka mid ah xildhibaanada, oo uu ku jiro guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee golaha shacabka Cabdisalaan...

Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay dhameystirka doorashooyinka

MUQDISHO (SMN) – Wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxay uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan khilaafka ka taagan dhameystirka doorashada Soomaaliya. Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya inay is xakameeyeen, isla-markaana ay si nabadoon kusoo gabagabeeyaan doorashada. Halkan hoose ka aqriso:- Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu Geneva uga qeyb galay shir looga hadlayay xaaladda abaaraha ba’an ee dalka ka jira. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa caalamka ugu baaqay in si deg deg ah loogu soo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaarta la daalaa dhacaya. Hay’adaha iyo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...