Ciidamada Nabadda ilaalinta ee Qaramada Midoobay Oo Gaadhay magaalada Uvira
UVIRA,CONGO - Koox ka tirsan ciidamada nabadda ee United Nations ayaa Talaadadii gaadhay magaalada Uvira ee gobolka bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), si ay u diyaariyaan hawlgallo kormeerka joojinta dagaalka.
Bariga DRC ayaa muddo dheer ku jiray colaado daba-dheer, iyadoo xilliyadii u dambeeyay uu dagaal cusub ka qarxay. Kooxda fallaagada ah ee M23 ayaa qabsatay dhul ballaaran oo...
Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika Oo Ka Qeyb Galay Afur Ay Qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi Carabiya
Pretoria - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika, Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay afur ay soo qabanqaabisay Safaaradda Sacuudi Carabiya ee dalkaas, kaas oo lagu casuumay safiirrada dalalka Islaamka iyo diblomaasiyiin kale oo fadhigoodu yahay Koonfur Afrika.
Afurkan diblomaasiyadeed ayaa ahaa mid ay isugu yimaadeen safiirro iyo wakiillo ka kala socday dalalka Islaamka iyo dalal...
NISA Oo Dishay In Ka Badan 23 Xubnood oo ka Tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa afar howlgal oo qorsheysan oo toddobaadkan laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ku dilay in ka badan 23 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgaladan ay ahaayeen kuwo ka hortag ah, kaddib markii hay’addu heshay xog sirdoon...
Soomaaliya Oo Dowladda Kuweyt Hambalyo U Dirtay Munaasabadda Maalinta Qaranka
Muqdisho – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Kuweyt munaasabadda Maalinta Qaranka ee dalkaas.
Soomaaliya waxay si gaar ah hambalyo ugu dirtay Amiirka Dowladda Kuweyt, Sheekh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, iyadoo u rajeysay hoggaankiisa iyo shacabka Kuweyt horumar, barwaaqo iyo xasillooni sii waarta.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qadarinaysaa xiriirka taariikhiga ah iyo...
Somali president meets UK royal to boost bilateral cooperation
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud received Sophie, Duchess of Edinburgh, at the presidential palace in Mogadishu, in a meeting focused on strengthening ties between the two countries.
The discussions centred on enhancing long-standing relations, particularly cooperation in education and social development, according to officials.
Mohamud praised the duchess for her advocacy on women’s and children’s issues, stressing that the...
IGAD urges continued dialogue between Somali government and opposition bloc
DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has welcomed ongoing talks between Somalia’s federal government and the Somali Salvation Forum, urging both sides to sustain dialogue to reach a lasting solution.
IGAD Executive Secretary Workneh Gebeyehu praised the efforts underway and stressed the importance of conducting negotiations in good faith and with mutual trust to resolve outstanding issues.
In a...
Somalia’s spy agency says over 23 Al-Shabaab fighters killed in coordinated operations
MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), working with international partners, has killed more than 23 Al-Shabaab fighters in a series of planned operations carried out this week in central regions, officials said.
The operations targeted areas in the Hiiraan and Middle Shabelle regions, where the group was allegedly mobilising militants to carry out attacks in parts of...
Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Dhameystiray Cutubyadii Harsanaa
Muqdisho – Guddiyada loo xilsaaray dib-u-eegista Dastuurka Qaranka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay cutubyadii harsanaa ee Dastuurka, kaddib kulan saacado badan qaatay oo ay yeesheen.
Xubnaha gudiyada ayaa si qoto dheer uga falanqeeyay una dhammeystireen cutubyada kala ah: Cutubka 10aad ee Shaqaalaha Rayidka ah, Cutubka 11aad ee Nidaamka Maaliyadda Guud, Cutubka 12aad ee Difaaca iyo Amniga Qaranka,...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Qaabilay Marwo Sophie
Muqdisho – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie, Duchess of Edinburgh, oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska.
Intii kulanku socday, Madaxweynaha iyo Marwo Sophie waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta bulshada. Madaxweynaha ayaa ku...
Urur-Goboleedka IGAD Oo Ku Baaqay In La Sii Xoojiyo Wadahadalka Soomaaliyeed
DJABUUTI - Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay dhinacyada inay sii wadaan wada-hadallada si xal waara loo gaaro.
Xoghayaha Fulinta ururka, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bogaadiyay dadaallada socda, wuxuuna ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-xaajoodka lagu sii ambaqaado daacadnimo iyo niyad-wanaag si loo xalliyo arrimaha weli taagan.
War-saxaafadeed...









