Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Qaabilay Marwo Sophie
Muqdisho – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie, Duchess of Edinburgh, oo ah xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska.
Intii kulanku socday, Madaxweynaha iyo Marwo Sophie waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada waxbarashada iyo horumarinta bulshada. Madaxweynaha ayaa ku...
Urur-Goboleedka IGAD Oo Ku Baaqay In La Sii Xoojiyo Wadahadalka Soomaaliyeed
DJABUUTI - Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay dhinacyada inay sii wadaan wada-hadallada si xal waara loo gaaro.
Xoghayaha Fulinta ururka, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa bogaadiyay dadaallada socda, wuxuuna ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-xaajoodka lagu sii ambaqaado daacadnimo iyo niyad-wanaag si loo xalliyo arrimaha weli taagan.
War-saxaafadeed...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socday UNICEF
Kismaayo - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Maxamed Xuseen Maxamed, ayaa xarunta caafimaadka Baxnaano ee Ceeljaale ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday UNICEF, kaas oo ay hoggaaminaysay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya, Sandra Lattouf.
Wafdiga ayaa kormeer iyo u kuurgal ku sameeyay xaaladda guud ee adeegyada caafimaad ee deegaannada Luglow, gaar ahaan...
Somalia offers to renew US military access deal, counters Somaliland proposal
MOGADISHU, Somalia - Somalia has offered to renew an agreement granting the United States access to its ports and airports for military purposes, in a move seen as countering a similar proposal from Somaliland.
State Minister for Foreign Affairs Ali Mohamed Omar Balcad said the two countries share a longstanding cooperation framework, including a 1980 agreement allowing US military access...
Soomaaliya oo Mareykanka u soo bandhigtay cusboonaysiinta heshiis saldigyo iyo dekado ku saabsan
MUQDISHO - Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay dib u cusboonaysiiso heshiis u oggolaanaya Mareykanka inuu isticmaalo dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ujeeddooyin milatari, iyadoo tallaabadan lagu micneeyay mid looga hortagayo dalab la mid ah oo ka yimid Somaliland.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda, Ali Mohamed Omar Balcad, ayaa sheegay in labada dal ay leeyihiin iskaashi soo jireen ah, oo...
UK oo ku baaqday tanaasul kadib shirkii doorashadda oo natiijo la’aan ku dhammaaday
MUQDISHO - Safaaradda UK ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirkii dhowaan ka dhacay Muqdisho ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, inkastoo ay muujisay niyad-jab la xiriirta in aan weli la gaarin is-afgarad.
War-saxaafadeed ay soo saartay safaaradda ayaa lagu sheegay in kulankaasi uu ahaa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca wada-hadalka, balse ay tahay wax...
UK Embassy Urges Compromise After Somalia Federal Talks End Without Agreement
LONDON - The UK Embassy in Somalia has welcomed recent talks between Somalia’s federal government and its member states held in Mogadishu, while expressing disappointment that no agreement was reached.
In a statement, the embassy said it supported the dialogue between the Federal Government of Somalia and Federal Member States, describing the meeting as an important step despite the lack...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo qabatay kulanka Dano Bulsho si loo xoojiyo amniga iyo xasilinta
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS ayaa Agaasimaha Guud, Mudane Abdulkadir Ali, ku hoggaamiyay kulanka Dano Bulsho, madal isku keenta dhinacyada amniga iyo xasilinta, si loo xoojiyo wada-shaqeynta iyo isku-duwidda howlaha ka socda deegaannada la xoreeyay iyo kuwa nugul.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee xafiiska Amniga Qaranka, mas’uuliyiin ka socday hay’adaha amniga,...
Guddoomiyaha SoDMA oo soo dhoweeyay wafdi ka socda Hay’adda SIDA ee Sweden
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (SIDA), Mudane Per Karlsson, oo ay weheliso Marwo Cecelia.
Xarunta NEOC, oo lagu dhisay taageerada SIDA, ayaa haatan si buuxda u shaqeysa, iyadoo door muuqda...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo soo saaray liiska degmooyinka Doorashooyinka Golaha Deegaanka
Muqdisho - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah ula wadaagay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ururrada siyaasadda liistada saxda ah ee degmooyinka ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka Golaha Deegaanka ee dowlad-goboleedyada dalka.
Guddigu waxa uu sheegay in jadwalkii hore ee la shaaciyey uu ku jiray qalad farsamo intii lagu guda jiray diyaarinta liistada degmooyinka, waxaana...











