Somali President Conducts Working Visit to Ministry of Defense
MOGADISHU, Somalia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud conducted a working visit to the Ministry of Defense headquarters on Sunday, emphasizing his administration's commitment to enhancing national security and combating Al-Shabaab.
During the visit, President Mohamud held productive discussions with the State Minister of Defense, senior military officials, and the leadership of the National Intelligence and Security Agency (NISA).
The closed-door...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Wasaaradda Gaashaandhigga
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa kulammo miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, iyo hoggaanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Kulammadaas ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee khawaarijta...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay magaaladda Gaalkacyo
GAALKACYO - Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay xaalado haatan degan tahay kadib markii uu xalay iska hor imaad kooban ku dhexmaray magaalada labo beelood oo wada degan, mudooyinkaana ay dirir ku dhexmaraysay Galbeedka Gobolka Mudug.
Inkastoo gudaha Magaalada laga dareemayo cabsi iyo saan colaadeed ayaa dhinaca kale waxaa muuqda dadaalo wadajir...
Somali opposition MP welcomes Ahmed Madobe’s trip to Kenya
MOGADISHU, Somalia - The Somali government summoned Kenya's ambassador to Mogadishu on Saturday, seeking clarification after Jubaland President Ahmed Madobe's departure to Kenya the previous day, a move that has reignited tensions between the federal government and the semi-autonomous state.
The Somali authorities had previously imposed travel restrictions on Jubaland leaders amidst ongoing political disputes with the regional government, which...
Xildhibaan Axmed Madoobe ugu hambalyeeyay safarka uu ku tagey Kenya
MUQDISHO - Xili uu shalay safarka ugu ambabaxay Madaxwaynaha Jubaland Ahmed Maxmed Islaam dalka Kenya, dowlada Soomaaliya ay qaadey tallaabo uga jawaabeyso arintaas, iyadoo u yeertay safiirka Kenya u fadhiya Muqdisho.
Dowladda ayaa horey u cunuqabataysay Madaxda Jubaland oo loo diiday inay u safraan dibadda kadib khilaafkii xooganaa ee soo kala dhexgalay dowlada Dhexe iyo Jubaland, kaas oo...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya
MUQDISHO - Sida ay ku waramayaan Ilo Xog-ogaal ahi Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho Ninka Lagu Magacaabo Amb Kubai Iringo waxayna u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarkii shalay uu Nairobi ku tagay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa shalay...
Somalia Protests Kenyan Aircraft’s Clandestine Entry into Kismayo
MOGADISHU, Somalia — Somalia summoned Kenya's ambassador on Saturday over allegations that a Kenyan aircraft violated Somali airspace to transport Jubaland President Ahmed Madobe to Nairobi.
Reports said that Somalia's Ministry of Foreign Affairs presented Ambassador Kubai Iringo with a formal complaint asserting that the aircraft in question had turned off its radar during the flight, which Somalia considers a breach...
Somali Citizen Killed in South Sudan Violence, says embassy
JUBA – Abdirahman Abdishiraye Mohamed has been tragically killed in the ongoing unrest in South Sudan, according to a statement from the Somali Embassy in Juba.
The Somali Ambassador to South Sudan Jama Hassan Khalif attended the funeral of the deceased in Juba and extended his heartfelt condolences to the Somali community residing in South Sudan, particularly to the...