Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay inay Hub iyo Gaadiid Dagaal ku Qabsadeen Dagaalkii Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen hub iyo gaadiid dagaal intii uu socday dagaal saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
War ka soo baxay taliska ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda ay dib u xakameeyeen goobihii lagu dagaallamay, islamarkaana ay ka saareen ciidamo ay ku tilmaameen kuwa...
Soomaaliya oo Cambaaraysay Weerar Gantaallo ah oo Lala Beegsaday Kuwait
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn loo adeegsaday oo lala beegsaday dalka Kuwait, iyadoo muujisay garab istaag buuxa oo ay la leedahay dowladda iyo shacabka dalkaas.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay si hagar la’aan...
Dagaal Culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kuwa taabacsan Lafta gareen oo ka dhacay Baydhabo
Baydhabo – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan dhinacyo iska soo horjeeda.
Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugan magaalada, ciidamada daacadda u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa weerar ku qaaday qeybo ka mid...
AFRICOM Confirms 63 Strikes in Somalia in 2026
On May 29, 2026, United States Africa Command (AFRICOM) confirmed that it had conducted 63 strikes in Somalia in 2026 to date in a reply to a query from New America’s Future Security Program.
AFRICOM’s tally of 63 strikes is notable, as on May 27, Somali Guardian published a report regarding an airstrike on May 21 that allegedly killed four civilians near the town...
AFRICOM oo Sheegtay Inay 63 Duqeyn Ka Fulisay Soomaaliya Sanadkan 2026
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa xaqiijiyay inuu Soomaaliya ka fuliyay 63 duqeyn tan iyo bilowgii sanadkan 2026, sida lagu sheegay jawaab uu siiyay barnaamijka amniga ee hay’adda New America.
Tirada 63-ka duqeyn ayaa soo baxday iyadoo ay jireen warar ku saabsan weerar dhinaca cirka ah oo 21-kii May ka dhacay deegaanka u dhow magaalada Qandala ee...
Madaxweynaha Jubaland oo booqday ciidamada Daraawiishta, kuna dhawaaqay howl-gallo cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab
Jannaa Cabdalle – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Ahmed Maxamed Islaam, ayaa maalintii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ku tagay ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ku sugan deegaanka Jannaa Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose.
Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan furimaha hore, isagoo uga mahadceliyey dadaallada iyo heeganka joogtada ah ee ay ugu jiraan difaaca amniga iyo xoreynta...
Somali police arrest youths accused of planning illegal migration through Kenya
DHOOBLEY, Somalia — Police in the southern Somali border town of Dhoobley have arrested a group of young men accused of planning an illegal migration journey through Kenya, as authorities intensify efforts against human trafficking networks.
Security officials said the youths had travelled from the capital, Mogadishu, and were allegedly attempting to cross the Somalia-Kenya border clandestinely before continuing toward...
WHO chief heads to Congo as Ebola outbreak spreads and deaths rise
GENEVA — The head of the World Health Organization said Friday he was travelling to the Democratic Republic of Congo to lead international efforts against a renewed Ebola outbreak that has already killed at least 17 people and raised alarm across the region.
WHO Director-General Tedros Adhanom Ghebreyesus announced the trip in a message posted on X, confirming that Ebola...
Midowga Yurub oo ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada doorashooyinka
MUQDISHO — Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu xallinayo muranka ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka, iyadoo ay weli jiraan xiisado siyaasadeed oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka.
Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa sheegtay in Midowga Yurub uu xiriir joogto ah la leeyahay dhammaan dhinacyada...
EU urges Somali leaders to resume talks on elections amid political tensions
MOGADISHU — The European Union has urged Somalia’s political leaders to urgently resume dialogue aimed at resolving disputes over the country’s electoral process, amid continuing tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, said the bloc remains in contact with all Somali political stakeholders and is encouraging dialogue as the best...










