Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyey Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka wadatashiga ee Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo ka qabsoomay Villa Somalia.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha muhiimka ah ee dalka ka taagan, oo ay ka mid yihiin,Xaaladda guud ee dalka iyo adkaynta midnimadda...

Golaha Wasiirrada oo ka hadlay Amniga, Abaaraha iyo Badqabka Duulista

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga iyo abaaraha ba’an ee saameeyay qaybo badan oo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed.   Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Hamza Abdi Barre, ayaa lagu adkeeyay muhiimadda isku-duwidda gurmadka bani’aadannimo iyo dardargelinta qorsheyaasha wax...

Golaha Mustaqbalka oo gaaray Villa Somalia

Mogadishu – Golaha Mustaqbalka, oo ah madal siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin qaar ka mid ah mucaaradka iyo madaxda maamul goboleedyada sida Puntland iyo Jubaland, ayaa goordhow gaaray Villa Somalia si ay uga qeyb galaan shir balaaran oo ay dowladda federaalka ku baaqday, kaas oo looga hadlayo arrimaha siyaasadda ee dalka.   Shirkan ayaa lagu wadaa in lagu qabto Villa...

Somalia’s disaster agency warns of worsening drought

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Disaster Management Agency (SoDMA) says more than two million people are facing the country’s worst drought in decades.   SoDMA’s chief Mohamud Moalim said many residents cannot afford basic food and water, leaving communities at serious risk of hunger and malnutrition. “An urgent action is needed to lower food and water prices,” Moalim said, warning the humanitarian situation...

Guddoomiyaha SoDMA oo Soo Xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda

MUQDISHO — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda, kaas oo lagu falanqeeyay xaaladda abaarta baahsan ee ka jirta dalka iyo doorka warbaahinta ee wacyigelinta bulshada.   Ka qeybgalayaasha shirka ayaa isku raacay in si buuxda looga wada shaqeeyo ka hortagga iyo wax-ka-qabashada abaarta, isla markaana warbaahintu qaadato door...

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo Qaabilay Agaasimaha Cusub ee WFP

MUQDISHO — Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee World Food Programme (WFP) u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Hameed Nuru.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan horumarinta maamulka iyo maaraynta kheyraadka biyaha, kobcinta karaanka aqooneed ee hay’adaha dowladda, iyo adeegsiga hannaanka casriga...

Dowladda Turkiga oo Qalab Ciidan ku Wareejisay Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Harmacad

MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya qalab ciidan oo loogu talagalay cutub ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Harmacad.   Munaasabadda wareejinta qalabka ayaa ka dhacday xarunta Ciidanka Harmacad, waxaana goobjoog ka ahaa...

Somali Prime Minister, Qatari Envoy Discuss Strengthening Bilateral Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Qatar’s ambassador to Somalia to discuss strengthening cooperation between the two countries, officials said.   Barre received Ambassador Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi at his office in Mogadishu, where the two officials reviewed bilateral relations and ways to enhance collaboration between Qatar and Somalia. The prime minister expressed appreciation to the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Safiirka Qatar

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dowladood, gaar ahaan dhinacyada amniga, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo gargaarka bini’aadantinimo. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Qatar...

Mudaneyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo soo gaba-gabeeyey ka doodista Cutubyada 7-aad iyo 8-aad ee dastuurka.

MUQDISHO — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa sii amba qaaday ka doodista qodobada labada cutub ee 7-aad iyo 8-aad ee dastuurka KMG-ka ah, waxaana kulanka shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...