Axmed Madoobe oo u safray Kenya iyo Imaaraadka xili DF is khilaafsan yihiin

KISMAAYO — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa subaxnimadii Sabtida ka ambabaxay Kismaayo isagoo ku safray diyaarad gaar ah, taas oo noqonaysa safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo markii uu mar kale lagu doortay doorasho dood dhalisay.   Doorashadii lagu qabtay Kismaayo bishii November ee la soo dhaafay ayaa muran dhalisay, iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya ee Muqdisho...

Jubaland leader Travels to Kenya, UAE Amidst Tensions with Somali Government

KISMAYO, Somalia — In a significant political move, Jubaland President Ahmed Madobe departed Kismayo on Saturday morning aboard a private jet, marking his first overseas trip since his contentious re-election.   This re-election in Kismayo last November has been a point of contention, as Somalia's federal government in Mogadishu has not recognized his victory, casting a shadow over the legitimacy of...

Former Somali President Addresses Youth, Criticizes Federal Government Policies

MOGADISHU – Former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed delivered a landmark speech to hundreds of youth who recently joined his political party. During his address, Sheikh Sharif focused on the country’s security situation and the disarmament plans being implemented by the Federal Government of Somalia.   Sheikh Sharif expressed concerns over the country’s fragile security, stating that the government...

Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Amniga Dalka iyo Qorshaha Doorashooyinka ee Xukuumadda

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shalay khudbad taariikhi ah u jeediyay dhalinyaro boqolaal ah oo ku soo biiray xisbigiisa. Intii uu khudbadeynaayay, Sheekh Shariif ayaa diiradda saaray xaaladda amniga dalka iyo qorshaha hub-ka-dhigista ee ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Sheekh Shariif ayaa caddeeyay in amniga dalka uu weli yahay mid aan la...

Foreign Minister Responds to Sheikh Sharif’s Remarks on Security and Elections

MOGADISHU - The Somali Minister of Foreign Affairs, Ahmed Macalin Fiqi, has responded to recent remarks by former President Sheikh Sharif, who stated that heavy weaponry should not be allowed in Mogadishu and that no one-person-one-vote election should take place without consensus.   Minister Fiqi criticized opposition politicians, emphasizing that Mogadishu does not need officials moving around with heavy weaponry and...

Wasiir Axmed Maclin Fiqi oo weerar afka ah ku qaadey Sheekh Shariif

MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Maclin Fiqi ayaa ka falceliyay hadalkii Madaxwayne hore Sheekh Shariif ee ahaa in aysan dhigayn Hubka ay Muqdiaho ku dhex wataaan iyo in aysan dhacayn Doorasho qof Iyo Cod oo an raali lagu ahayn.   Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasyiinta Mucaaradka ku ah DFS, isagoo sidoo kale dul-istaagay...

Mudo-xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii dhawaanaya barta dhamaadka

MUQDISHO - 15 ka May 2025 oo iminka kaliya ay ka harsan tahay wax aan ka badned 4 Bil waxaa u Buuxsami Doonto Sanadkii Sedexaad Ee Mudo Xil heyntiisa Dastuuriga halka May 2026 uu ka idlaan doono 4ta Sano Ee xafiiska Villa Soomaaliya.   Heshiiskii daatuuriga Ee lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta Waa mid ay wax badan ka bedelatay...

Firdhiye oo eedeymo loo jeediyay xili SSC-Khaatumo ka billowday loolan doorasho

LAASCAANOOD - Iyadoo mudo xileedka hogaamiyaha SSC-Khatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye uu gaba-gabo marayo, kuna egyahay bisha August ee nagu soo food-leh ayaa waxaa soo baxaya loolan xoog leh oo ku aadan qabashadda doorashadda.   Waxaa lagu eedaynayaa Firdhiye in uusan wax ka qaban diyaar-garowga doorashadda deeganada SSC-Khaatumo, oo hadda ku jira marxalad dagaal, maadaama Somaliland wali Ciidankeeda isku hor-fadhiyaan goobihii lagu...

WARAR KALE

Somali President: Al-Shabaab and the Houthis have a very good relationship

MOGADISHU - The al-Qaeda-linked Islamist militant group al-Shabab, which operates in Somalia, remains one of the most dangerous terrorist organizations active today. Somali President...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabaab xiriri la leedahay Xuutiyiinta Yemen

MUQDISHO - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-Shabaab ay xiriir fiican la leedahay Xuutiyiinta Shiicada dalka Yemen, islamarkaana labada dhinaca...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo Xoojiyay Howlgallada Ka Dhanka ah Al-Shabaab

MUQDISHO - Jimcihii shalay, Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya (SNA), oo wada shaqeyn la leh bulshada deegaanka, ayaa sii waday howlgallada istiraatiijiga ah ee...