Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe

Bu’aale, Soomaaliya — War-saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu sheegay in ciidanku, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay fuliyeen howlgal bartilmaameed ah oo ka dhacay deegaanka Arabow, oo hoostaga magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe.   Howlgalkan ayaa lagu burburiyay xarumihii ugu waaweynaa ee Al-Shabaab ay ka abaabuli jireen falalka argagixiso, kuwaas oo door muhiim ah...

Guriga “Mahadsanid Madaxweyne” oo Lagu Maamuusay Madaxweynihii 9-aad ee JFS oo Xarigga Laga Jaray

Marka, Soomaaliya — Hoggaamiyeyaasha bulshada iyo mas’uuliyiinta deegaanka Ceeljaalle ee magaalada Marka, gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta xarigga ka jaray Guriga “Mahadsanid Madaxweyne”, oo ay shacabka Soomaaliyeed ku maamuuseen Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.   Gurigan ayaa lagu hirgeliyey olole qaran oo ay maalgelinayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda dalka, waxaana laga dhisay...

Somalia, Egypt hold talks in Cairo, reaffirm strategic ties

CAIRO – Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdulsalam Ali, held formal consultations in Cairo with Egypt’s Foreign Minister Badr Abdelatty, highlighting the depth of the strategic relationship between the two countries, officials said.   The talks focused on strengthening bilateral cooperation and coordinating positions on regional issues, underlining what both sides described as long-standing and close ties between...

Jubaland leader praises US AFRICOM special forces for security cooperation

KISMAYO, Somalia – Jubaland President Ahmed Mohamed Islam met with United States Africa Command (AFRICOM) special operations officers deployed in the Jubaland region, praising their role in strengthening security and combating the Al-Shabaab militant group, his office said.   During the meeting, President Islam thanked the officers for their cooperation in security matters, particularly the training provided to local forces, joint...

Somalia intelligence, partners destroy key Al-Shabaab facilities in central region

MOGADISHU – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), with support from international partners, has carried out a targeted operation that destroyed major Al-Shabaab facilities in the Arabow area near the town of Bu’aale in the Middle Juba region, authorities said.   In a statement, NISA said the operation dismantled several of the militant group’s most important sites used to plan...

Madaxweynaha Jubaland oo Kulan Dhiirrigelin ah la Qaatay Sarakiisha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM

Kismaayo, Soomaaliya — Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan dhiirrigelin ah la qaatay sarakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah Howlgalka AFRICOM ee Dowladda Maraykanka, kuwaas oo ka howlgala deegaannada Jubaland.   Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay sarakiisha iskaashiga dhinaca amniga, gaar ahaan tababarrada ay siiyaan ciidamada, wada-shaqeynta howlgallada la dagaallanka Khawaariijta, iyo doorkii muhiimka ahaa ee ay...

Somali Council of Ministers Discusses Drought Crisis, Issues National Appeal

Mogadishu, Somalia — The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia held a meeting to discuss the worsening drought affecting large parts of the country and issued a national appeal to the Somali people and the international community.   The meeting, chaired by the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, heard a detailed...

NISA Kills Senior Al-Shabaab Finance Commander in Targeted Lower Shabelle Operation

Mogadishu, Somalia — The National Intelligence and Security Agency (NISA) has announced the killing of a senior Al-Shabaab commander responsible for finance operations in the Banadir region.   In a press statement, NISA said the targeted operation was carried out on January 27 in the Daniga Baaloow area of Lower Shabelle region, where Ahmed Dhubad Xidig—also known by the alias Sheikh...

Somali Army Launches Operations Against Al-Shabaab in Hiraan Region

BELEDWEYNE, Somalia – The Somali National Army (SNA) has carried out planned security operations in eastern parts of the Hiraan region, driving out Al-Shabaab militants as part of ongoing efforts to restore stability, the military said.   In a statement, the army said the operations were aimed at clearing areas where the Islamist group had been hiding and were part of...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Hoggaamiyay Olole Nadaafadeed Xeebta Liido, Turkiga oo Taageero Bixiyay

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo laga fuliyay Xeebta Liido, kaas oo ay ka qayb galeen Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo dhallinyaro si mutadawacnimo ah uga shaqeeya nadaafadda caasimadda.   Dr. Muungaab ayaa carrabka...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...