Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka Bilaabatay

Muqdisho – Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka, iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.   Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood, ayaa bishii May 2025 ku soo baxay imtixaan ay qaaday Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo intaas kadib ay ansiyeen Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka JFS. Doorashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Muqdisho Ku Qaabilay Wafdi ka Socday Mercy Corps

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hay’adda Mercy Corps, kuwaas oo booqasho shaqo ku joogay dalka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha, cubto-yarida, iyo amniga, iyo sidii loo dardargelin lahaa iskaashi wax ku ool ah oo ka jawaaba baahiyaha bani’aadannimo ee dalka ka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho Ku Qaabilay Wafdi ka Socday Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga Switzerland, kaas oo ay hoggaaminayso Agaasimaha Guud, Danjire Patricia Danzi, kuwaas oo maanta soo gaaray caasimadda Muqdisho.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada maamul wanaagga, dhismaha hay’adaha dowliga ah,...

Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal ka Tirsanaa Al-Shabaab oo ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysa saaxiibada caalamka, ayaa fulisay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay ilaa toddobo (7) xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.   Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saartay NISA, howlgalka ayaa sidoo kale lagu burburiyay kayd hub iyo xarumo gabbaad u ahaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Baaqashada Shirkii Wadatashiga ku Eedeysay Maamulada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in baaqashada Shirkii Wadatashiga Qaranka ay mas’uul ka yihiin Maamulada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.   War-saxaafadeedka ayaa lagu caddeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa mas’uuliyaddeeda qaran iyo waajibaadka ka saaran ilaalinta midnimada, wadajirka iyo wada-shaqeynta ummadda Soomaaliyeed, ay sii xoojinayso hanaan...

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika Yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Pretoria, Koonfur Afrika – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Ronald Lamola, ayaa maanta magaalada Pretoria ku yeeshay wada-hadallo laba-geesood ah oo muhiim ah.   Wada-hadallada ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo...

Musharrax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble oo Kulan la Qaatay Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Musharrax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hoygiisa ku casuumay Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo maalmahan si hagar la’aan ah oo mas’uuliyad ku dheehan tahay u waday hawlo muhiim ah.   Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa is-dhaafsi xogeed iyo muujinta mahadcelin rasmi ah oo ku aaddan dadaalka joogtada ah ee ay Guddiga Farsamadu u...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Koonfur Afrika Kulan Sharafeed kula Yeeshay Madaxweynihii Hore Thabo Mbeki

Johannesburg – Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay, oo safar rasmi ah ku jooga dalka Koonfur Afrika, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Mudane Thabo Mbeki.   Booqashadan ayaa qeyb ka ah kulamo rasmi ah oo Wasiirka Arrimaha Dibadda uu la yeelanayo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Koonfur Afrika iyo hoggaamiyeyaashii hore ee...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro.   Intii uu kulanku socday, Wasiirka Gaashaandhigga ayaa la wadaagay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan adeegyada caafimaadka, taageerada farsamo iyo tan...

Ciidamada Mareykanka oo Agab Ciidan ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Mareykanka ayaa maanta agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe, taas oo qeyb ka ah taageerada joogtada ah ee ay Mareykanku la garab taagan yihiin Soomaaliya.   War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa lagu sheegay inTaageeradan muujinaysa iskaashiga amni ee u dhexeeya labada dal, kaasi oo...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...