Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Rooble iyo Dominic Raab?

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,arimaha amniga,xaaladda siyaasadeed iyo doorashooyinka Soomaaliya iyo la dagaalanka aragagaxisada . Ra’isul Wasaare Rooble ayaa Dowladda UK uga mahad celiyay taageeradeda Soomaaliya ay siiso oo leh dhinacyo kala duwan. Rooble ayaa London...

Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel Wanaagsan Mareyso. Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu Guddoomiye Cumar Filish ugu kuurgalayay sida ay u socoto dib u dhiska waddadaas oo ah mid ay baahi weyn u qabeen Bulshada labada gobol Maadaama isticmaal keeda dhibaatooyin...

Axmed Madoobe oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa. Maamulka Jubaland ayaa maanta doortay affar senator oo kamid ah xubnaha aqalka saree ee baarlamaanka dalka. Qoraalka lagu daabacay Facebook madaxweynaha ayaa u dhignaa sida: Alle weyne ayaa mahad leh. Waxaan maanta gaarnay guul weyn...

Sawirro: Rooble oo ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee waxbarashada

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada oo ay ku wehliyeen madaxweynayaasha Seralione iyo Niger Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan ay si weyn u ragaadiyeen waxbarshada gaar ahaan xilligii...

Barakac xoogan oo ka socda gobollada Amhara iyo Tigray ee Ethiopia

Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan dowladda Sudan u sheegay wakaaladda wararka AFP. Tani ayaa ah mowjaddii ugu danbeysay ee dadka isaga cararaya colaadda ka socota gobollada Tigray iyo Amhara ee dalka Itoobiya, kuwaas oo kasii daray toddobaadyadii tagay. Horraantii toddobaadkan ayaa waxaa...

Puntland oo baaq u dirtay beelaha ku dagaalamaya Boocame

Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dirirta labo maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaannada Sanjabshe iyo aaga Saax-maygaag ee degmada Boocame ee gobolka Sool. Afhayeenka madaxtooyada Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa baaqaan u jeediyay beeelaha ay kasoo jeedaan maleyshiyada ku dagaalamay aagga Boocame, wuxuuna ugu baaqay in nabad galyada laga wada shaqeeyo. “Waxaan baaq-Nabadeed u dirayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku...

Senatoradii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Kismaayo

Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay dib u dhacday. Kursiga u horreeya waxaa helay Ilyaas Badal Gaboose oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Jubada Hoose, wuxuuna ku guuleystay 55 cod, halka Maxamed Axmed Sayid oo la tartamayey uu helay 17 cod. Guud...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaa howl-gal qorsheysan oo saaka ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan. Howl-galka oo ahaa mid ballaaran ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay deegaanka Afcad oo hoos-yimada degmada Buulo-Burte ee gobolkaasi. Taliyaha qeybta 27-aad General Axmed Maxamed (Tareedisho) oo horkacayey howl-galkan ayaa shaaca ka qaaday inay ku...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada London

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada, taas oo ay ka wada hadleen hormumarinta mashaariicda Waxbarashada Soomaaliya iyo istiraatijiyadda taakuleynta Waxbarashada Soomaaliya ee shanta sano ee socota. Kulanka ayaa qeyb ka ah shirarka horudhaca u ah shirka horumarinta Waxbrashada,...

Waddada isku xirta Jabuuti iyo Itoobiya oo la xanibay + sababta

Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muxumad Cumar ayaa sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku xira magaalada Addis Ababa iyo dekedda magaalada Jabuuti, waxaa sidaas qortay wakaaladda wararka Reuters. Waddadan ayaa ah midda la mariyo inta badan badeecadaha la gaarsiiyo 110-ka milyan ee qof ee ku nool dalka Ethiopia. Xafiiska ra’iisul wasaaraha...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...