Bomb hits bus carrying soccer team in Somalia
Several players are feared dead after a bomb struck a bus carrying a soccer team in Somalia on Friday afternoon.
The bus was ripped through by the explosion which took place as the football team was heading to Wamo stadium in Kismayo city.
There was no immediate claim of responsibility for the attack.
This is a developing news story, stay tuned for...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday gaari ay la socdeen koox ciyaartoy ah, xilli ay kusii jeedeen garoonka kubbada cagta ee Waamo.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxani uu geystay khasaare...
Faah faahino kasoo baxaya khasaaraha dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo aad u qaraar oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.
Dagaalada u kululaa ayaa labada dhinac ku dhexmaray deegaanada Afcad iyo Ceel bacad oo ku yaala inta u dhaxeysa magalooyinka Buula burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka qeybta...
Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Beijing
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo Abaabushay Kulanka caalamiga ah ee ganacsiga Digital-ka ayaa ka jeediyay Khudbad dheer oo taabanaysay horumarka laga gaaray ka ganacsiga Digital-ka.
Safiir Cawaale ayaa ugu horeentii ku Amaanay dowladda Shiinaha kaalinta Hogaamineed ay ka haysti Diknoolajida iyo ka faa’idaysiga, kaa soo...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo London kula kulmay dhiggiisa UK
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay dhigiisa dalka Britain Boris Johnson, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii dowladda UK ay u xoojin lahayd taageerada ay siiso Soomaaliya.
“Waxaan London kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo dowladdiisu marti gelisay Shirka Caalamiga ah ee horumarinta Waxbarashada. Waxaan ka...
Xijaar oo xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii saldhigga magaalada Jowhar
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska degmada jowhar Dhamme Maxamed Siyaad Cali canjeex.
Wareegto kasoo baxday Xafiska Taliye Xijaar ayaa waxaa xilka Taliyaha Saldhiga Booliska Jowhar loogu magacaabay Gaashaanle dhexe Bashiir Xasan Xalfooy iyadoo taliyahii hore saldhiga degmada jowhar loo bedelay taliska ururka booliska .
Taliyeyaasha hoggaanka Cidanka booliska degaannada Hir-Shabeelle ayaa waxaa la...
Axmed Madoobe oo la kulmay Senatoradii lagu doortay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee kala duwan, guddoonka Baarlamaanka Jubbaland iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ee maanta la doortay.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhamaan dhinacyadan uga mahadceliyay shaqadii wanaagsanayd ee ay qabteen, maalmahii lasoo dhaafay isagoo ku booriyay in waxyaabaha dhiman iyo shaqooyinka loo baahanyahay inay sii...
Gen Kibochi: KDF not ready to leave Somalia, events in Ethiopia worrying
Kenyan troops will not leave Somalia any time soon, Chief of Defence Forces General Robert Kibochi has said.
In an interview with KBC, Kibochi said Somalia is unstable and their security forces still need support from the African Mission to Somalia.
Gen Kibochi, the highest-ranking soldier, said Kenya is actively engaging stakeholders, including the UN, to intervene and stop the Ethiopian...
UK And Kenya Unite In Fight Against Al-Shabaab
The UK has pledged more counter-terrorism and military support for Kenya in a new five-year Defence Cooperation Agreement (DCA).
The deal, which was signed by Defence Secretary Ben Wallace and Kenyan Cabinet Secretary for Defence Dr Monica Juma, will enhance coordination and improve security in east Africa.
The UK and Kenya regularly work together when dealing with al-Shabaab, through training, sharing...
Jubbaland announces its first four senators to Somali Parliament
Somalia’s Jubbaland state has announced its first four senators to join the 11th Parliament of Somalia, as the country kicked off elections for representatives in the Upper House.
Mr Ilyas Bedel Gabbose won first after defeating Mohamed Ahmed Sayid, 55 to 17 votes in an early race on Thursday morning.
In the second seat, incumbent Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag had an...













