Foreign Minister Responds to Sheikh Sharif’s Remarks on Security and Elections
MOGADISHU - The Somali Minister of Foreign Affairs, Ahmed Macalin Fiqi, has responded to recent remarks by former President Sheikh Sharif, who stated that heavy weaponry should not be allowed in Mogadishu and that no one-person-one-vote election should take place without consensus.
Minister Fiqi criticized opposition politicians, emphasizing that Mogadishu does not need officials moving around with heavy weaponry and...
Wasiir Axmed Maclin Fiqi oo weerar afka ah ku qaadey Sheekh Shariif
MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Maclin Fiqi ayaa ka falceliyay hadalkii Madaxwayne hore Sheekh Shariif ee ahaa in aysan dhigayn Hubka ay Muqdiaho ku dhex wataaan iyo in aysan dhacayn Doorasho qof Iyo Cod oo an raali lagu ahayn.
Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Siyaasyiinta Mucaaradka ku ah DFS, isagoo sidoo kale dul-istaagay...
Mudo-xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii dhawaanaya barta dhamaadka
MUQDISHO - 15 ka May 2025 oo iminka kaliya ay ka harsan tahay wax aan ka badned 4 Bil waxaa u Buuxsami Doonto Sanadkii Sedexaad Ee Mudo Xil heyntiisa Dastuuriga halka May 2026 uu ka idlaan doono 4ta Sano Ee xafiiska Villa Soomaaliya.
Heshiiskii daatuuriga Ee lagu doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maanta Waa mid ay wax badan ka bedelatay...
Firdhiye oo eedeymo loo jeediyay xili SSC-Khaatumo ka billowday loolan doorasho
LAASCAANOOD - Iyadoo mudo xileedka hogaamiyaha SSC-Khatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye uu gaba-gabo marayo, kuna egyahay bisha August ee nagu soo food-leh ayaa waxaa soo baxaya loolan xoog leh oo ku aadan qabashadda doorashadda.
Waxaa lagu eedaynayaa Firdhiye in uusan wax ka qaban diyaar-garowga doorashadda deeganada SSC-Khaatumo, oo hadda ku jira marxalad dagaal, maadaama Somaliland wali Ciidankeeda isku hor-fadhiyaan goobihii lagu...
Xildhibaan Caananuug oo ku baaqey Kacdoon Shacabka oo ka dhan ah DFS
MUQDISHO - Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Cananuug oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa daliil u Jedaiyaay nidaamka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo baaq dheerna u diray Shacabka, gaar ahaan dhalinyaradda.
"Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa laga rabaa inay ku deysadaan kuwa Kenya oo ku qasbay xukuummadii dalkaas in la rido," ayuu yiri Xildhibaan Caananuug.
Wuxuu xusay in in nidamka Xasan Sheekh uu...
Family of Kenyan soldier held by Al-Shabaab Pleads for Government Help
NAIROBI - The family of Abdullahi Issa Ibrahim, a Kenyan soldier believed to have been held by Al-Shabaab for nine years, has appealed to the Kenyan government for assistance in securing his release.
Ibrahim was captured during the Al-Shabaab attack on the Kenyan military base in El Adde on January 15, 2016, where he was presumed dead.
Hope was reignited...
Qoyska Askari Kenya u dhashay oo gacan ugu jira Al-Shabaab oo baaq diray
NAIROBI - Kadib markii maalmo kahor ay Al-Shabaab baahisay muuqaalka askari Kenyan ah oo lagu qabtay weerarkii Ceel-Cadde ee dhacay 15-kii Janaayo 2016, ayaa waxaa dib usoo noolaatay rajadii qoyska askariga oo horey dowladda Kenya ugu diiwaangelisay dhimasho.
Akariga oo lagu magacaabo Cabdullaahi Ciise Ibraahim ayaa qeyb ka ahaa askartii ku sugnayd saldhigga Ceel-Cadde ee gobolka Gedo xiliga weerarka...
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Warbixin cusub
MUQDISHO, Soomaaliya - 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha 7-aad ee Garsoorka dalka ayaa sheegay in dib-u-eegista iyo dhameystirka Cutubka 9-aad ee Dastuurka ay aasaas u yihiin helidda nidaam garsoor oo la jaanqaadaya baahiyaha bulshada iyo dib u kabashada dalka.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhaweeyay heshiiska xabbad-joojinta Gaza, isaga oo bogaadiyay dadaallada ay sameeyeen...