Maamulka Jubbaland oo Dhoobley ku Qabtay Dhalinyaro Lagu Eedeeyay Tahriib Sharci-darro ah
Dhoobley, Jubada Hoose – Ciidamada Booliska ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa gacanta ku dhigay koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay qorsheynayeen tahriib sharci-darro ah, xilli dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay dagaalka ka dhanka ah shabakadaha dadka ka ganacsada.
Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, dhalinyaradan oo ka soo safartay magaalada Muqdisho ayaa doonayay inay si dhuumasho ah...
Kenya oo Mareykanka u Oggolaatay Furashada Xarun Karantiil oo Loogu Talagalay Dadka uu Ebola Ku Dhaco
Nairobi, Kenya – Dowladda Kenya ayaa siisay Mareykanka oggolaansho rasmi ah oo uu ku isticmaali karo saldhig ciidan oo ku yaalla dalkaas si looga hirgeliyo xarun karantiil oo loogu talagalay dadka uu haleelo cudurka Ebola, kaas oo si xooggan ugu faafaya qeybo ka mid ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.
Sida ay wakaaladda wararka ee Reuters u xaqiijiyeen laba sarkaal...
Madaxa WHO oo U Safraya Congo Xilli Ebola Mar Kale Ka Dillaacay Dalka
Geneva, Switzerland – Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ku dhawaaqay inuu u safrayo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo si uu u hoggaamiyo dadaallada lagula tacaalayo dillaac cusub oo uu sameeyay cudurka halista ah ee Ebola.
Tedros ayaa qoraal uu ku baahiyay barta X ku xaqiijiyay in cudurka Ebola uu dib uga soo muuqday dalka...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Brazzaville kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
BRAZZAVILLE — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa Khamiistii kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould Tah, xilli ay ka socdeen magaalada Brazzaville shirarka sanadlaha ah ee bangigaasi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarka ay Soomaaliya ka samaysay dib-u-habaynta dhaqaalaha, dadaallada lagu xoojinayo koboca dhaqaalaha iyo fursadaha cusub ee maalgashi iyo horumarineed...
Somalia Finance Minister Meets AfDB President at Brazzaville Annual Meetings
BRAZZAVILLE — Somalia’s Finance Minister, Biixi Imaan Egeh, held talks on Thursday with African Development Bank President Dr. Sidi Ould Tah on the sidelines of the bank’s annual meetings in Brazzaville, focusing on Somalia’s economic reforms, growth prospects and investment opportunities.
The meeting reviewed progress made by Somalia in implementing economic reforms aimed at strengthening fiscal management, boosting economic growth...
Somali Army Commander Meets Italian Delegation to Boost Military Cooperation
MOGADISHU, Somalia — Somali Ground Forces Commander Sahal Abdullahi Omar on Thursday received an Italian military delegation in Mogadishu for talks focused on strengthening defense cooperation and military support between the two countries.
The delegation, accompanied by Italy’s military attaché to Somalia, was welcomed at the headquarters of the Somali National Army (SNA), where senior Somali military officers also attended...
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga
MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Jenaraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga Dalka, ayaa xarunta Taliska Ciidanka Xoogga ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayay Military Attaché-ga Talyaaniga.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta u dhaxeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...
Tensions Rise in Galmudug as Somali Leaders Dispute Regional Election Process
DHUUSAMAREEB, Somalia — Political tensions are mounting in Somalia’s central state of Galmudug amid growing disagreements over the handling of the upcoming regional presidential election, according to local sources and officials familiar with the discussions.
Reports emerging from Dhuusamareeb, the capital of Galmudug, indicate that Somali President Hassan Sheikh Mohamud is backing Libaan Ahmed Hassan as the preferred candidate for...
Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan oo laga soo sheegayo Dhuusamareeb
Dhuusamareeb - Warar dhiilo leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyadoo wali la isku heysto qaabka dowladdu ay u wajahayso Doorashada Galmudug.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu go’aan saday in Musharaxa JSP uu noqdo Liibaan Axmed Xasan, isla markaana uu noqdo Madaxweynaha Galmudug.
Mahad Salaad oo mudo dheer ay saaxiibo ahaayeen...
Former Somali President Extends Eid al-Adha Greetings, Warns Against Illegal Detentions
MOGADISHU, Somalia — Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed on Wednesday extended Eid al-Adha greetings to the Somali people, wishing them peace, prosperity and national unity as the country prepares for the religious celebrations.
In a statement issued ahead of the Eid festivities, Sharif emphasized the importance of social cohesion and preserving stability in Somalia during a period marked by...









