Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Joojiyay Fadhiyadii Baarlamaanka Kadib Qalalaase Ka Dhacay Kulan Wadajir ah

MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka, iyo sidoo kale fadhiyada Golaha Shacabka, kaddib qalalaase ka dhacay fadhigii wadajirka ahaa ee labada Aqal.   Qalalaasaha ayaa ka dhacay kulankii wadajirka ahaa ee...

Puntland oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Tallaabada Dowladda Federaalka ee Lagu Hor-istaagay Diyaarado Siday Ilaalada Madaxweynaha

GAROWE - Madaxtooyada Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed rasmi ah kasoo saartay tallaabadii ay qaaday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo lagu hor-istaagay diyaarado siday saraakiil iyo ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland oo safar ugu socday magaalada Muqdisho.   Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay si toos ah khatar u gelisay nolosha saraakiisha Dowladda Puntland iyo Ciidanka ilaalada Madaxweynaha, iyadoo lagu...

Jubaland oo Ka Hor Timid Go’aanka Dowladda Federaalka ee Ka Hor-tagay Diyaaradaha Siday Ilaalada Madaxweynaha

KISMAAYO - Maamulka Jubaland ayaa si adag uga xuntahay go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka celiyay diyaaraddii waday wafdiga hordhaca ah iyo ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubaland, hawada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.   Sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah, diyaaraddii markii ay ka duushay Garoonka Sayid Maxamed Cabdille Xasan, waxaa si rasmi ah loola socodsiiyay Hay’adda Duulista Rayidka,...

Somalia Participates in India-Arab Summit, Highlights Economic Diplomacy

NEW DELHI — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Cabdisalam Cali, attended the closing session of the India-Arab Summit, a two-day event attended by foreign ministers from Arab League member states.   During the summit, discussions focused on expanding trade and investment opportunities between India and the participating countries, with particular emphasis on implementing practical measures to improve market access...

AU Forces Distribute Clean Water to Displaced Families in Jowhar

JOWHAR, Somalia — Troops from the 5th Division of the African Union Mission in Somalia (AUSSOM) based at Jowhar Airport distributed clean drinking water to more than 200 residents of the Towfiiq Internally Displaced Persons (IDP) camp.   The officer in charge of Civil-Military Cooperation for AUSSOM, G/Dhexe Nzirorera Pierre, said the initiative reflects the mission’s commitment to supporting vulnerable families...

Somali Forces Kill Al-Shabaab Operatives in Hiiraan in Targeted Operation

MOGADISHU, Somalia — Somali National Army (SNA) forces carried out a meticulously planned operation on Sunday in Aboorey, Hiiraan region, targeting Al-Shabaab militants who had been conducting attacks and plotting explosive devices in the area.   The raid was led by Colonel Dhamme Naqiib Cabdullaahi Xersi, commander of the 18th Battalion of the 1st Gorgor Commando Brigade. According to the commander, the...

Somalia Embassy in Egypt Denies Reports of Visa Suspension for Somali Citizens

CAIRO — The Embassy of the Federal Republic of Somalia in Egypt has officially dismissed circulating reports on social media claiming that Egyptian entry visas for Somali citizens have been suspended.   In a statement, the embassy clarified that the claims regarding the halting of passports or visas for Somalis traveling to Egypt are false. The embassy confirmed that existing visa procedures...

Somalia Holds Consultative Meeting with Community Leaders Ahead of National Dialogue

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Hoosh, a member of the federal government’s dialogue committee, met with representatives from the Somalia Future Council and a wide range of community stakeholders.   The consultative meeting brought together religious scholars, traditional elders, and civil society representatives to discuss preparations for the upcoming national dialogue and the role...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Hawada Ka Celisay Diyaarado Siday Ilaalada Madaxda Puntland iyo Jubaland

MUQDISHO - Sida shabeelle ay xaqiijiyeen ilo muhiim ah oo ka tirsan Villa Somalia, diyaaradihii siday askar ilaalo u ah madaxda Puntland iyo Jubaland ayaa hawada laga celiyay, kadib markii ay ku xadgudbeen habraacyadii amni ee ay labada dhinac ku heshiiyeen Gudiyadda Farsamada.   Qodobada amniga lagu heshiiyey ayaa u oggolaanaya madaxda labada maamul midkiiba 40 askari, oo 10 kamid ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shirka Hindiya iyo Carabta

New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalam Cali, ayaa ka qeyb galay kulanka xiritaanka Shirka Hindiya iyo Carabta oo socday muddo laba maalmood, kaas oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta.   Intii lagu jiray kulanka, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray ballaarinta fursadaha ganacsi iyo...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...