Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliye Deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan
HIIRAAN - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Jimcihii fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Aboorey, gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Taliyaha Ururka 8-aad, Guutada 18-aad, qeybta koowaad ee kumaandooska Gorgor, Dhamme Naqiib Cabdullaahi Xersi, oo hoggaaminayay howlgalka, ayaa xaqiijiyay in howlgalka lagu khaarajiyay horjoogayaal ku howlanaa farsameynta qaraxyada, kuwaas oo shacabka Soomaaliyeed...
Ciidamada AUSSOM oo Biyo Dhaamin Jowhar ugu Sameeyey Dadka Barakacay
Jowhar - Ciidamada Qaybta 5-aad ee AUSSOM ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Jowhar ayaa biyo nadiif ah u qaybiyay in ka badan 200 oo qof oo ku nool xerada dadka barakacay ee Towfiiq.
Taliyaha AUSSOM u qaabbilsan Iskaashiga Militariga iyo Shacabka, G/Dhexe Nzirorera Pierre, ayaa sheegay in tallaabadan ay muujinayso sida ay ciidamadu uga go’an tahay taageeridda qoysaska nugul ee...
Safaaradda Soomaaliya ee Masar oo Beenisay Warar Been Abuur ah oo Lagu Faafiyay Baraha Bulshada
QAHIRA - Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ayaa si rasmi ah been abuur ugu tilmaantay warar lagu faafiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegayay in la hakiyay ama la joojiyay visaha dal-ku-galka Masar ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.
War-saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda ayaa lagu caddeeyay in aysan waxba ka jirin wararka la isla dhexmarayay ee la xiriiray hakinta baasaboorka ama visaha...
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Nairobi kaga Qeybgalay Daah-furka Daraasadda PROGRESS 2025
Nairobi - Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdixakiin Ashkir, ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgalay munaasabadda daah-furka daraasadda PROGRESS 2025, oo diiradda lagu saaray xal u helidda xaaladda barakacayaasha iyo qaadashada tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu gaari karo xal waara.
Daraasaddan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Caalamiga ah ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Kuna Saabsan Gogosha Wadahadallada Qaran
MUQDISHO - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), oo ka mid ah guddiga wadahadallada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay guddi matalayay qeybaha kala duwan ee bulshada.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay culimo,...
Somali PM meets Chinese ambassador to boost bilateral cooperation
MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Friday met with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, to discuss strengthening and accelerating bilateral cooperation between the two countries, the government said.
The talks focused on cooperation in security, the economy and trade, as well as reinforcing the long-standing ties between Mogadishu and Beijing, according to a statement from the...
Kenya to expand Manda Bay air base with US funding amid al-Shabaab threat
NAIROBI — Kenya plans to expand the Manda Bay air base near the coastal tourist town of Lamu with funding from the United States, a move aimed at strengthening operations against the Islamist group al-Shabaab, Kenyan officials said.
The air base, run by the Kenya Defence Forces and located close to the border with Somalia, will be upgraded to bolster...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, waxaana ay ka wada-hadleen xoojinta iyo dardargelinta iskaashiga laba geesoodka ah.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo adkeynta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.
Ra’iisul Wasaaraha...
Turkiga oo Muqdisho keenay saddex diyaaradood oo dagaal F-16 ah
Muqdisho – Dowladda Turkiga ayaa Arbacadii keentay saddex diyaaradood oo dagaal nooca F-16 ah magaalada Muqdisho, xilli Ankara ay ballaarinayso maalgashigeeda dhinacyada tamarta, difaaca iyo hawada sare ee Soomaaliya.
Mas’uuliyiin Soomaali ah oo xog-ogaal u ah arrintan ayaa u sheegay Middle East Eye in Turkigu uu bilooyinkii la soo dhaafay dhisayay xarun gaar ah oo lagu martigelinayo diyaaradaha F-16, taasoo...
Mareykanka oo Adkeeyey amniga xadka soomaliya iyo kenya
KENYA - Garoonka diyaaradaha ee Manda Bay, oo ku dhow magaalada dalxiiska ah ee Lamu isla markaana ay maamusho Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa lagu wadaa in la ballaariyo kaddib maalgelin ay bixisay dowladda Mareykanka. Mas’uuliyiinta Kenya ayaa sheegay in ballaarintan ay si gaar ah diiradda u saari doonto xoojinta howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Tallaabadan ayaa imanaysa xilli Al-Shabaab...











