Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Army Officers Assess Security Gains in Awdheegle After Al-Shabaab Clearance

MOGADISHU, Somalia — The commander of Somalia’s 143rd Unit of the 14 October Brigade, Colonel Ali Mahdi Abdi Beerdiide, received senior officers from the Somali National Army’s General Operations Command in the town of Awdheegle, officials said.   The visiting officers travelled to Awdheegle to assess the overall security situation, as security in the district is fully controlled by Somali government...

Turkey deploys F-16 jets in Somalia

ANKARA - Turkey has deployed F-16 fighter jets to Somalia, officials told AFP on Thursday, as Ankara seeks to expand its military footprint in the Horn of Africa.   Ankara is a key ally of Somalia, providing extensive military and economic support to the country, which has been ravaged by civil war since the early 1990s. "Turkey has deployed F-16 jets in Somalia,"...

Taliyaha Ururka 143-aad ee Ciidanka Dhulka oo soo dhaweeyay Saraakiil kormeer ku tagay Awdheegle

Awdheegle – Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October, Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Dhamme Cali Mahdi Cabdi Beerdiide, ayaa degmada Awdheegle ku soo dhaweeyay saraakiil ka socotay Hoggaanka Howlgelinta Guud ee Xoogga Dalka.   Saraakiishan ayaa degmada u tagey qiimeynta xaaladda guud, iyadoo amniga degmada si buuxda gacanta ugu hayaan Saaxiibada AUSSOM iyo Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October. Intii...

IGAD deputy chief holds talks with key partners on Somalia, regional stability

MOGADISHU — The deputy executive secretary of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), Mohamed Abdi Ware, has held a series of meetings with key international partners focused on advancing peace, stability and development in Somalia and the wider region, IGAD said.   Ware met Britain’s ambassador to Somalia, Charles King, with discussions centring on peace and security, reconciliation, state-building and development. The...

Ra’iisul Wasaare Itoobiya oo Jigjiga ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Jabuuti

Jigjiga – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa maanta ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee Jigjiga, Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo halkaas u tagey ka qeybgalka daah-furka mashaariic horumarineed.   Labada hoggaamiye ee martida ah waxaa loogu sameeyay soo dhaweyn diirran oo maamuus leh, taasoo muujineysa xiriirka diblomaasiyadeed ee dhow ee ka...

Ethiopia PM welcomes Djibouti, Somalia leaders for development project launch

JIGJIGA, Ethiopia — Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed welcomed Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh and Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at Jigjiga’s Garaad Wiilwaal Airport, as the two leaders arrived to take part in the inauguration of development projects, officials said.   The Djiboutian and Somali presidents were accorded a warm and ceremonial reception, reflecting the close diplomatic relations linking the...

Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya iyo Turkiga oo soo gebagabeeyay Tababarka Baarista Maaliyadda

Ankara – Xafiisyada Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) iyo Jamhuuriyadda Turkiga ayaa si rasmi ah magaalada Ankara ugu soo gebagabeeyay barnaamij tababar oo ku saabsan Baarista Maaliyadda, kaas oo lagu horumarinayay aqoonta iyo xirfadaha hantidhowrayaasha Soomaaliyeed.   Xafladda gebagabada barnaamijka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha Maxkamadda Hantidhowrka Turkiga, laba ka mid ah Ku-xigeennadiisa, iyo Ku-xigeenka Madaxa Hay’adda TİKA....

IGAD oo la kulantay saaxiibbo caalami ah si loo xoojiyo nabadda, xasilloonida iyo Soomaaliya

MUQDISHO - Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ee Urur-goboleedka IGAD, Mohamed Abdi Ware, ayaa kulanro isdaba-joog ah la yeeshay saaxiibbo caalami ah oo muhiim ah, kuwaas oo diiradda lagu saaray horumarinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka.   Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta ayaa la kulmay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, iyadoo wada-hadallada ay xooga saareen nabadda iyo amniga,...

Soomaaliya iyo Hindiya oo New Delhi Ku Yeeshay Kulan Laba Geesood ah

Hindiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta magaalada New Delhi kulan laba geesood ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr. Subrahmanyam Jaishankar.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Hindiya, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo caafimaadka, kuwaas oo...

Soomaaliya iyo Yemen oo Ku Yeeshay New Delhi Kulan Diblomaasiyadeed oo Heer Sare ah

New Delhi - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Ku-xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta Jamhuuriyadda Yemen, Danjire Mustafa Axmed Noman, kulan ka dhacay magaalada New Delhi ee dalka Hindiya.   Kulankan ayaa qabsoomay dhinacyada shir-madaxeedka Hindiya iyo Dalalka Carabta  , waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...