Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dayniile oo ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle

Degmada Dayniile ayaa noqotay horyaalka degmooyinka ee sanadkan, kadib markii ay xalay ku guuleysatay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle. 12 dhibcood ayey la timid Dayniile oo koobka qaaday, halka Bargaan oo gashay kaalinta labaad ay keensatay 4 buundo, sida uu shaaciyey guddiga tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo saaka u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ku martiqaaday xafladda qaar ka mid ah Madaxda caalamka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin Kaaraan, Yaaqshiid, Howlwadaag iyo Warta Nabada. Ujeedka kormeerka ayaa ahaa mid uu duqa magaalada ugu kuurgalayay saameeynta uu roobka u geestay bilicda caasimadda iyo howlaha Nadaafadeed oo ay maamulada gegmooyinka...

Somali army kills militants in the central region

Somali National Army (SNA) on Sunday killed at least seven al-Shabab militants after the SNA forces conducted operations near Mahas district in Hiran region in central Somalia, an official said. Mohamud Hassan Ibrahim, SNA army commander in the region, told the state-owned Radio Mogadishu that 17 other al-Shabab militants were also injured and the...

Somali leaders condemn suicide bomb attack in Mogadishu

Somali President Mohamed Farmajo and Prime Minister Mohamed Roble have condemned Sunday evening's suicide bomb attack in the restive capital, Mogadishu, that left at least six people dead and six others injured. In separate statements, Farmajo and Roble sent their condolences to the families of those who lost their lives, including two senior police...

UN says heavy rains kill at least 25 over past week in Somalia

At least 25 people have been killed in the past seven days due to heavy rains pounding several parts of Somalia, the United Nations humanitarian agency said in a statement on Sunday. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said among the dead include 14 children and seven internally displaced people.

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Aadanaha XFS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa kulan la qaadatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian, ayagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan isku xirka haweenka Soomaaliya iyo Shiinaha. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda   Isaaq Xaashi Jimcaale iyo qaar kamid...

Degmada Dayniile oo u gudubtay wareega ugu dambeeya ee tartanka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose, iyaga oo soo bandhigay tartan xiiso badan. Labada degmo ayaa aad ugu hardamay barnaamijka, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha Dayniile oo u gudbay wareeega finalka tartan aqooneedka faca...

R/W Rooble oo baaq soo saaray, kadib qaraxii saldhigga degmada Waabari

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si adag u cambaareyey araxii xooganaa ee xalay fiidkii ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho. Halkan hoose ka aqriso:- “Waxaan cambaareynayaa weerarkii argagixisadu ku qaadeen saldhigga degmada Waaberi.Waxaan qoysaskoodii iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa saraakiishii iyo shacabkii ku naf waayay falkaas argagixiso.

Taliska Booliska oo faah faahiyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay dhimashada 6 qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen Saraakiil Sarsare oo katirsan Booliska Soomaaliya, halka 4-takalana ay ahaayeen dad shacab ah oo wadada marayay. Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii Saldhiga degmada Waaberi Axmed Sheekh Cabdullaahi Baashane & Taliye kuxigeenkii Waliyow Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid...

WARAR KALE

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...