Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho + khasaaraha

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay xaafadda Daaru-Salaam ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lala eegtay guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda ee maamulka degmada Dayniile Cabdi Maxamed Maxamuud, kaas oo la soo wariyey inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qaraxaasi.

Waaberi iyo Dharkenley oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle. Labada degmo oo ku wada jira group-ka D ayaa waxa ay soo bandhigeen tartan aad u xiiso badan, hayeeshee waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Dharkenley ayaa heshay...

Dowladda Soomaaliya oo dhambaal tacsi ah u dirtay Masar

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay shacabka iyo dowladda Masar uga tacsiyeeyneyso dadkii ku nafwaayay shil tareen oo sababay dhimasho iyo dhaawac. War-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan. Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika. labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

MW Farmaajo oo wada-hadallo la yeeshay Dhiggiisa Koongo + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane Felix Tshisekedi. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga  Koongo guulaha ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka gaartey xasilinta dalka, dib-u-dhiska hay’adaha amniga, kobcinta...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay magaalada Jowhar

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku dhigay tiro ka tirsan Al-Shabaab kadib markii ay hawl-gal si wada-jir ah uga sameeyeen deeganada Golooley iyo Ceel-gelow oo hoos yimaada degmada Balcad ee gobalka Shabeellada Dhexe. AMISOM ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in...

Somali president arrives in DR Congo

President Mohamed Farmaajo of Somalia is seeking the support of the African Union in his last week’s decision to extend his term of office by two years, even as he chastised the international community for interference. On Monday, President Farmaajo landed in Kinshasa to meet with his host Felix Tshisekedi, also the current Chair...

Somali, AU forces arrest Shabab fighters in joint operation

Somali National Army (SNA) and African Union Mission (AMISOM) forces arrested several Shabab fighters in a joint operation in southern Somalia on Sunday, the AU mission said on Monday. AMISOM said its Burundian contingent based at Gololey joined the operation, flushing out militants hiding in the Sayga forest. "A number of...

Somaliland oo ciidamo kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay

Maamulka gobolka Sool ayaa sheegay inay ciidamo xooggan ay geeyeen Ceelka Dhabar-Dalool ee degmada Xuddun oo ay dhawaanahan ku dagaalamayeen maleeshiyaad ka soo kala jeeda laba beelood oo halkaasi wada daga. Guddoomiyaha gobolkaasi ee Somaliland Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa sheegay in ay haatan kala qaadeen maleeshiyaadkii labada beelood ee dagaallamayay, haatana ay socdaan...

Siciid Deni oo cafis u fidiyey ku dhawaad 100 maxaabiis ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah  maxaabiista ku xiran xabsiyada  Puntland. Madaxweynaha Maamulka  Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowlad Goboleedka Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadasiisa 11naad Markuu tixgeliyey: ...

WARAR KALE

Talks to Free Egyptian Sailors Held by Somali Pirates Collapse Over Ransom Dispute

MOGADISHU — Negotiations aimed at securing the release of eight Egyptian sailors held hostage by Somali pirates have collapsed after the kidnappers withdrew from...

Aadan Madoobe oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxtinimada Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib codbixin ay sameeyeen...

Somalia’s Parliament Speaker Wins South West State Presidential Election

BAIDOA, Somalia — Somalia's House of the People Speaker, Aden Mohamed Nur Madobe, was elected president of South West State on Wednesday in a...