Shir dib u heshiisiin ah oo ka furmay magaalada Dhuusamareeb
Maasuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada Galmudug.
Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ayaa si rasmi ah uga daah furtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka,asiir dowladaha.
Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel)...
MW Farmaajo oo Hambalyo u diray madaxweynaha dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti, ismaaciil Cumar Geelle, oo markale dib loo doortay.
” Waa guul xoojinaysa horumarka iyo xasilloonida gobolka, Waxaan ku kalsoonahay in aad dardargelin doonto horumarka iyo wax wada qabsiga dalalka gobolka” ayaa lagu yiri...
Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo
Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya islamarkaana ah diyaaraddii ugu horaysay ee iska diiwaan galiso wadankeena Soomaaliya
Diyaaraddan ayaa saaka kaso kacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana ay siday rakaab sodon (30) qof gaaraya iyadoo ay maanta u ahayd...
Bay Governor escapes suicide attack, 3 dead
A regional governor in Somalia has escaped a suicide bombing that killed at least three people, including two of his bodyguards, officials said on Saturday.
Five more people were wounded when a suicide bomber detonated himself outside a hotel in Baidoa, the capital of Somalia’s Bay region and administrative capital of the South West...
Ismail Omar Guelleh wins Djibouti presidential poll
President Ismail Omar Guelleh was declared the winner in Friday's presidential election in Djibouti.
"Thank you for your trust, thank you Djibouti. Let's continue together," Guelleh said on Twitter shortly after results were announced.
Guelleh, 73 was re-elected with 98.58 % of the vote, defeating Zakaria Ismail, an independent and a...
Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qaraxa oo uu fuliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa ka dhacay maqaayad lagu shaaxo oo ku taalla bartamaha magaalada, xilli ay...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada wadankaas, kaddib markii uu helay 89.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Muumin Axmed Sheekh ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadan sida laga baahiyay Tv-ga Dowladda Jabuuti, iyada oo ay dhaceen dabaaldegyo lagu soo dhaweeynayo doorashada Jabuuti.
DF Soomaaliya oo warqad la xiriirta doorashooyinka u dirtay QM
Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ay kaga hadleyso arrimaha doorashooyinka,
Qodobada ay dowladda soo saartay waxaa ka mid ah.
Doorashooyinka Qaranke ee Soomaaliya sida wadan kasta oo xor ah waa arrin heer Qaran ah, sida ku cad go’aanka hay’adaha...
Opp. council concerned over election stalemate
Somalia's Council of Presidential Candidates on Thursday expressed concern over the collapse of the most recent round of election talks.
The council, comprising two former presidents, former prime minister Hassan Ali Khayre and several permanent politicians, was formed in November 2020 to hold talks with the government and other stakeholders and reach an agreement...
Soldiers killed in army base ambush
At least two Somali soldiers were killed and several others wounded in an attack by Al-Shabaab terrorists on an army base in the Middle Shabelle region today, an official said, Anadolu Agency reports.
Terrorists attacked a military base and checkpoint on the outskirts of the Mahaday district, according to Abdirahman Mohamed Osman, a police officer in...











